Home » January 30th, 2014 Entries posted on “January, 2014”

Amisom Ma ka weyn Tahay Sharciga Wadooyinka?

BARMUUDO.COM: FAALO –Waxay ahayd Baranimadii Maalintii Taaadada 28-kii janaayo 2014,  9:30 daqiiqo, Xili Cadceedu Kulushahay, waxaan markaas ka soo laabtay Xafiisyadii Dowladda Hoose ee Muqdisho oo ku yaala Barxaddii Sugunto Liido, halkaas oo laga bixiyo Warqada Aqooniga ee Cadaynayasa inaad Soomaali tahay taas oo aan Muqisho iyo Dalka oo dhan laga bixin tan iyo markii […]

January 30th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Barcelona,Atletico Madrid vs Real Madrid oo Xili ciyaareedkaan 2013-2014 isku heysta la ligaha Spain

BARMUUDO.COM: CIYAARAHA- Waxaa Lagu Jiraa Lugtii 2 ee Horyaalka La ligaha Spain 2013-2014 waxaan horyaalku Xili ciyaareedkaan isku  badalay 3 Xagal ka dib Markii 2 koox ee horew ugu loolami Jiray Hanashada Horyaalka ay ku soo biirtay Kooxda Atletico Madrid oo Dab yar aan shideyn Xili ciyaareedkaan. 3 Naadi ee kala ah Barcelona,Atletico Madrid iyo Real […]

January 30th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh “Awood darrida ciidamadeena waxaa sabab u ah cuna qabataynta hubka ee willi na saaran”

BARMUUDO.COM: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh, Max’ud oo magaaladda Addis-Ababa ugu waramay wakaaladda wararka Reuters ayaa mar uu hadlayay arrimaha ciidamada waxaa uu sheegay in agabka ciidamada oo dawlada ku yar awgiis ay keentay in ciidamadu ay ku filnaan waayaan mararka qaar amaanka magaalooyinka laga qabsado Xarakadda Al-Shabab. Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in caqabadu ka haysato cuna qabataynta hubka oo aan […]

January 30th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,News in English,Wararka | Read More »

Qaar ka mid ah dalalka Bariga Africa oo ka baqaya Weeraro Argagixiso

BARMUUDO.COM: Wargeyska Fanancial Times ayaa todobaadkan lagu daabacay in dowladaha Kenya iyo Ethiopia ay ka cabsi qabaan in weerar Argagixiso lagu qaado xarumaha muhiimka ee Dowladahan. Diblumaasiyiin iyo Qabiiro dhanka amaanka ah ayaa ka walaacsan in Qaraxyo is xig-xiga laga yaabo in in la beegsado Gawaarida Dalxiisayaasha,meelaha lagu Shaaho ee ku yaalo agagaarka Garoonka diyaaradaha […]

January 30th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,News in English,Wararka | Read More »

WELCOME TO BARMUUDO.COM

Barmuudo.com Kala soco wararkii ugu dambeeyey ee soomaaliya kalana soco barnaamijyo xiiso badan. Barmuudo.com Kala soco wararkii ugu dambeeyey ee soomaaliya kalana soco barnaamijyo xiiso badan. Barmuudo.com Kala soco wararkii ugu dambeeyey ee soomaaliya kalana soco barnaamijyo xiiso badan. Barmuudo.com Kala soco wararkii ugu dambeeyey ee soomaaliya kalana soco barnaamijyo xiiso badan. Barmuudo.com Kala soco wararkii ugu […]

January 9th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented