Home » February 28th, 2014 Entries posted on “February, 2014”

Somali community in Wales: Well-integrated or not?

Net UK migration increased to 212,000 in the year to September 2013, pushing it further away from the Conservatives’ target of less than 100,000. For over 100 years, there has been a vibrant Somali community in the Welsh capital, Cardiff. BBC’s Alex Jakana visited them to find out how well they have integrated into their […]

February 28th, 2014 | Posted in News in English | Read More »

Wasaarada Arrimaha Gudaha oo shaaca ka qaaday in lala wareegayo gurigii lagu hela hub iyo qarax

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa ka warbixiyay qorshayaal cusub oo lagu sugayo ammaanka, isagoo xusay in maalmaha soo socda ay qaadi doonaan tallaabooyin lagu adkeynayo amniga. Mr Goodax ayaa amaanay wada shaqeynta Gudoomiyaha degmooyinka, isagoo xusay inay xoojin doonaan kaalintooda xaga gacan amni, waxaana uu xusay in shacabka Muqdisho ay arki […]

February 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamadii ugu faraha badnaa oo dowladda Soomaaliya geysay degmada Huriwaa

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu faraha badnaa u dirtay degmada Huriwaa, halkaasoo laga soo sheegayay falal amni daro oo ay ka mid ahaayeen weeraro iyo Al-Shabaab ku soo xoogeysatay. Ciidamadan ayaa isugu jira Milateri iyo Nabadsugid ayaa ku hubeysan gaadiidka dagaalka, iyagoo isku dhiririyay xaafadaha qaar ee ay iska hor imaadyada habeenadii u dambeeyay ka […]

February 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Taariikhda gudoomiyaha cusub ee banadir

jeneraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab wuxuu Dhashay Sanadkii 1972 wuxuna ku dhashay Tuulada Muungaab Dagmeda War-Sheekh Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Dhinaca Waxbarshada Darasaadka shareecada iyo Qaanuunka, Sidoo Kale Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen, Wuxa uu Hadda Diyaarinayaa Master Degree Shareecada iyo Qaanuunka Ee Jaamacadda Um Durmaan Al Islaamiya khartuum Sudaan. Sanadkii 2002 wuxuu ka qalin Jabiyay […]

February 28th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta lagu dhawaaqay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday Tarsan waxaana lagu Magacaabay Jen. Muungaab , Wareegta ayaana si rasmi ah goordhaw loo shaaciyay. Digreetada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa u qorneed sida tan. Waxaa loo magacaabay Xasan Maxamed Xuseen Muungaab guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho. Sidoo kale Digreetadan […]

February 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada :Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Muqdisho iyo qasaaro xoogan oo ka dhashay

Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Ismiidaamin ah oo goor sii horeesay lagu weeraray goob Maqaayad ah ku dhaw Xarunta Hay’ada Nabad Sugida Qaranka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaa oo lagu qarxiyay goob Maqaayad ay inta badan fariistaan Ciidamo katirsan Hay’ada Nabad […]

February 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

supper desk adduunka ugu weynaa oo la helay.

Mid kamid campaniyaasha caalamka ayaa waxa ay soo saartay  gursigii adduunka ugu weynaa kasoo dad badan oo adduunka jooga ka yaabshay, Shirkadaan ayaa waxa ay ku taala magaalada newyorka ee dalka marykanka waana shirkad shaqeysa soo saarida maacuunta iyo fadhiyada guryaha. Hadii aad rabto in aad iibsato qiimihiisa waa £180,000 waxaa uuna cabirkiiso gaarayaa 1,100 […]

February 26th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

wax kabaro waxyaabaha burbursha qoyska

Dhisataan qoys waa arin ubaahan kafagar badan iyo kabaaran deg aad u weyn balse waxa jira quburada caalamka baritaano badan oo ay sameeyeen dhowr wax yaabood oo la orankaro waa kuwa burburiya qoska , balse su aasha ayaa noqonaysa maxay yihiin kuwaas: 1.Bal-balaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga 2.isa sinaansho 3.Waxkala qarsiga 4. Jees-jees iyo dareen […]

February 26th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Dabley hubeysan oo caawa askar ka tirsan ciidamada dowlada ku dilay xaafada Suuqa xoolaha degmada Heliwaa

Labo askari oo ka tirsan ciidamada milateriga dowlada Somalia ayaa caawa lagu dilay xaafada Suuqa xoolaha oo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen askartan oo xiligaas ku jirtay howlo ay ku sugayeen amaanka degaankaas, waxayna ku fureen rasaas. Goob joogayaal ayaa […]

February 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxda Olympiakos oo Man Utd ka yaabsatay & Borussia Dortmund oo hawada ka qarisay naadiga Zenit St.Petersburg (Faaqidaada Champions League

               Kooxda Olympiakos oo Man Utd ka yaabsatay & Borussia Dortmund oo hawada ka qarisay naadiga Zenit St.Petersburg (Faaqidaada Champions League) *** Kooxda kubada cagta ee Red Devils Manchester United oo kulan ka tirsan koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League aaday garoonka naadiga Olympiakos ee Giorgos-Karaiskakis Stadium ayaa […]

February 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented