| | 7 views

supper desk adduunka ugu weynaa oo la helay.

desk2

Mid kamid campaniyaasha caalamka ayaa waxa ay soo saartay  gursigii adduunka ugu weynaa kasoo dad badan oo adduunka jooga ka yaabshay,

Shirkadaan ayaa waxa ay ku taala magaalada newyorka ee dalka marykanka waana shirkad shaqeysa soo saarida maacuunta iyo fadhiyada guryaha.

Hadii aad rabto in aad iibsato qiimihiisa waa £180,000 waxaa uuna cabirkiiso gaarayaa 1,100 feet, waxaa halkii mar ku fadhiisankara 175 qof waxayna ugu fadhiisanayaan qeyb dhirir ah.

Waa arintaan ayaa ah mid ku cusub dunida gursi ay ku fadhiisanayaa 175 qofod waxaana soo saartay shirkada lagu magacaabo Barbarian group.

Cabdiweli Cabdi Maxamed

barmuudonews

Short URL: http://barmuudo.com/?p=513

Posted by on Feb 26 2014. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented