Home » February 26th, 2014 Entries posted on “February, 2014”

RA’IISUL WASAARIHII HORE OO BEENIYAY INUU LEEYAHAY BAR FACEBOOK, KADIB BEEN ABUUR LAGA FAAFIYAY

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon (Saacid)” kuna tilmaamay been abuur magaciisa lagu sameynayo. Abdi Farax Shirdoon ( ayaa waxaa uu sheegay inuusan laheyn facebook-ga magaciisa wata oo dhawaan laga soo xigtay sawir […]

February 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Nin xaaskiisa ku dhaawacay galgaduud

Wararka shabakada barmuudonews ay heleyso degaanka Xanan buuro ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay nin xaaskiisa ku dhaawacay qeybo kamida degankaasi.   Gudoomiyaha degaankaas Caydiid Max’uud Cosoble oo  wareysi  siinayey  warbahinta gudaha  ayaa sheegay in ninkaan xaaskiisa dhaawacay ay jireen murano soo kala dhax galay kadibna uu rasaas ku furay. waxa […]

February 25th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Kulamo ka tirsan koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League oo caawa la ciyaarayo , yaa fooda is dari doona? (Sport News)

Kulamo ka tirsan is araga wajiga hore ee koobka horyaalada Yurub looguna soo baxayo sideeda kooxood ee ugu dambeeysa UEFA Champions League ayaa caawa iyo habeen dambe waxaa lagu wadaa inay ka dhacaan garoomo ku yaala qaarada Yurub. Kulanka ugu adag waxa uu caawa dhex mari doonaa kooxda Manchester United oo u safri doonta guriga […]

February 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

  http://dayniilecom.com/ImagesJanuary2014/nin%20birqabato%20ah%201%20(5).jpg   Nin u dhashay dalka Bosinia oo magaciisa la yiraahdo Muhibija Buljubasic, ayaa magaalo wadankaasi ku taala waxaa uu ku sameeyay bandhig ay dad badani la yaabeen sababtuna waxaa weeye jirkiisa ayaa waxaa ku dhagaya wax walba oo la dul saaro sida birqabadata oo kale. Ninkaan oo 56 sanno jir ah ayaa warbaahinta […]

February 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Aabe Soomaaliyeed oo ku arag beelay dawo si qaldan loogu qoray ayaa fariin murugo leh diraya (Daawo Sawirada)

Muumin Axmed Ciise waa Wiil Soomaaliyed oo 33 sano jir ah, indhoole ah, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxaana uu leeyahay Xaas iyo sadex caruur ah oo yar yar. Dhibanaha waxaa uu sheegay in afar sano ka hor uu ahaa qof si caadi ah wax u arka oo qoyskiisa iyo caruurtiisa u shaqeeya, wuxuuna […]

February 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada :Masuul katirsanaa Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Sadax askari oo lagu riday Xukuno dil iyo Xabsi

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xarig waxay ku kala riday gudoomiye ku-xigeenkii dhinaca amaanka ee maamulka gobolkaas C/llaahi Maxamed Cumar iyo Sadax askari oo katirsan Ciidanka Dowlada. Gudoomiyaha Maxkamada ciidanka qalabka sida ee gobolka Hiiraan Xuseen Cabdi Axmed ayaa sheegay in maxkamadu ay gudoomiye ku-xigeenkii gobolka […]

February 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Madax katirsan Dowlada oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda, loogana soo horjeedo falalka ammaan darada ee lagu carqaladaynayaan nabadda iyo horumarka dalka Soomaaliya. Banaan-baxan oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaarada Haweenka, Ururka Haweenka Qaranka, ayaa ka dhacay fagaaraha Beerta Xoriyada ayaa waxaa farriin cad loogu dirayey kooxaha falalka amni […]

February 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Facebook oo shaacisay lawareegitaanka whatapp.

Shirkadda Facebooka ayaa shaacisay  WhastsAppka ku iibsanaysanayso lacag dhan 19 bilyan oo dollarka Mareykanka ah, iyadoona lacagta saddex bilyan oo ka mid ah la siin doonno dadka sameeyay iyo shaqaalaha WhatsApp. Aas-aasaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa war qoraal ah ku shaaciyay heshiiska, wuxuuna adeegyada WhatsApp ku tilmaamay kuwa aad u qiimo badan, isagoo intaasi  ku […]

February 23rd, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Daraasad ka hadlaysa yareynta xeyrta.

Daraasadaan oo lagasoo saaray dalka ingiriiska ayaa lagu sheegay in ay jiraan waddooyin lagu baa bi’in karo xayrta caloosha muddo 7 maalin ah. Cilmi baaristaan laga soo saaray dalka ingiriiska ayaa lagu sheegay in haddii la joogteeyo qodobbada soo socda ay ka dhacayso jirka 3 kg isbuuc kastaba. In la qaato 3 cunno maalintiiba: iyada […]

February 22nd, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si kulul uga hadlay Weerarkii Al-Shabaab kusoo qaadeen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si kulul uga hadlay Weerarkii Al-Shabaab kusoo qaadeen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan in ay u diyaar garoobaan Dagaal. Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho kawada mashaariicda Dib u dhiska ugu baaqay inay hakad galiyaan howlahaasi una soo jeestaan Dagaal […]

February 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented