Home » March 31st, 2014 Entries posted on “March, 2014”

Qoysaskii ka barakacay dagaalada Sh/hoose oo xaaladooda nololeed laga deyrinayo

In ka badan 4-Kun qoys oo isugu jira waayeel, dad danyar ah, caruur iyo haween ayaa ka barakacay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo u dhaxeysa degmada Qoryooley iyo degmada Marka kuwaasi oo xaaladooda nololeed ay tahay mid aad u liidata. Qoysaskaan oo ka barakacay dagaalada u dhaxeeya ciidamada is garabsanaya iyo dagaalyahanada ururka Al-Shabaab […]

March 31st, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Xildhibaano diiday isbedel ku dhacay gargaarkii Turkiga ee Soomaaliya, dalbadayna in Baarlamaanka la hor keeno heshiisyada lala galay

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay isbedelka ku yimid gargaarkii Dowladda Turkiga ee wadanka Soomaaliya oo isku bedelay mid ganacsi iyo dhaqaale abuur ah oo ay ku dhaqaaqeen shirkadaha Dowladda Turkiga u qaabilsan dib u dhiska, gargaarka iyo horumarinta dalka Soomaaliya oo burbursanaa muddo 22-sano ah. Mudanayaasha Baarlamaanka […]

March 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Seychelles transfers Somali pirates to home jail

The Seychelles on Sunday transferred nine Somali pirates to serve the remainder of their jail sentences back home, the government said, taking the total transferred to more than 90. The convicted pirates, who had been tried on the Indian Ocean archipelago, were flown back to Somalia’s northern Puntland region, the interior ministry said in a […]

March 31st, 2014 | Posted in News in English | Read More »

Ciidamada Dowladda Federaalka oo is hortaagay kulan Muqdisho ay ku lahaayeen maamulka Banadir State, xabsigana u dhigay xubno ka tirsan maamulkaasi

Ciidamada nabad sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta is hor taag ku sameeyay kulan uu Muqdisho ku lahaa maamulka Banadir State, iyagoona goobta uu shirkaasi ka dhacay ciidamadu ka kaxeysteen Afhayeenka iyo Xoghayaha maamulka Banadir State. Xildhibaan C/llaahi Dheere oo ka tirsan Baarlamaanka Banadir State ayaa Saxaafadda uga warbixiyay falka ay ciidamada nabad sugidda Dowladda […]

March 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof: Jawaari Oo Gaaray Magaalada Baydhabo Si Uu Udejiyo Xaaladaha Cakiran Ee Hor Taagan Xasan Sheekh

War hada naga soo gaaray magaalda Baydhabo ee xarunta Dowlada goboleed Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Sh. Osmaan Jawaari uu gaaray Magaalada Baydhabo kadib markii dadweynaha magaalada Baydhabo ay kaga hor yimaadeen Kacdoon Shacab ka dhan ah Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee saaka tagay Baydhabo iyo shacabka oo xeray wadooyinka […]

March 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah Wariye Ka Tirsan Radio Sky oo Lagu Xiray Xabsi ku Yaala Magaalada Muqdisho

War goordhow ku soo dhacay warqabadka Barmuudo.com ayaa sheegaya in wariye ka tirsan Radio Sky lagu xiray Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho , wixii warar ah ku saabsan xariga wariyaha kala soco barmuudo.com Cabdi Weli Xasan ( Tarabatooni ) Muqdisho

March 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxda Real oo dhadhamisay guudradii labaad ee xiriir ah Usbuuc gudihiis.

Kooxda Real Madrid ayaa la dhadhansiiyay guuldaradii labaad mudo hal usbuuc gudihiis ah ,usbuucii waxaa ku garaacday gurigeeda kooxda xifaaltamaan eey barcelona markii looga adkaaday 4-3  kadib uu calaamada casaanka ah ka qaatay ciyaaryahan Sergio Ramos oo daafaca dhexe uga ciyaara Los Blancos. Guuldaradaan ayaa khatar gelineysa hamigii eey Madrid ka leheyd hanashada horyaalka 2013/2014,Atletico […]

March 27th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Maamulka Degmada Kaxda oo Dowlada ka codsaday iney raali gelin ka bixiyaan Hadal kasoo yeeray Mamulka Gobolka Benadir

Qaar ka mida odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan degmada kaxda, ee uu degmo nimo u aqonsday madaxweynahii Dowalddii KMG Sheekh shariif, ayaa madaxda sare ee Dowladda waxaa ay ka dalbadeen in jawaab ka bixiyaan go`aanka uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir uga eryay shirka gudoomiyayaasha gobolka gudoomiyaha degmadaasi. C/wali yusuf cumar oo ah gudoomiyaha degmada lagu muransan […]

March 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kampala, kana qeybgalaya shir IGAD uga furmay dalka Uganda + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  caawa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka madax ka tirsan dawladda Yugandha, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Yugandha iyo kuxigeenkiisa, iyo Xanaanada Xoolaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow oo horay u sii […]

March 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Bahda Isboortiga Soomaaliya oo ka sii jeestay wax u qabashada laacib ku dhibaateysan Muqdisho

Shalay waxaa Muqdisho ka dhacay xaflad bulshada Spoortiga Soomaaliya ay ku tilmaameen xaflad ceebeed waxaana kasoo qayb galay inta badan Xiriirada kala duwan ee dalka iyadoo la sheegey in lagu sagootinayey Xaawa Taako oo horay u ciyaari jirtay. Xafladaas waxay ka dhacday baar loo dalxiis tago oo ku yaala xeebta Liido waxaa ku baxay lacag […]

March 26th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented