| | 1 views

Kooxda Real oo dhadhamisay guudradii labaad ee xiriir ah Usbuuc gudihiis.

Kooxda Real Madrid ayaa la dhadhansiiyay guuldaradii labaad mudo hal usbuuc gudihiis ah ,usbuucii waxaa ku garaacday gurigeeda kooxda xifaaltamaan eey barcelona markii looga adkaaday 4-3  kadib uu calaamada casaanka ah ka qaatay ciyaaryahan Sergio Ramos oo daafaca dhexe uga ciyaara Los Blancos.

Guuldaradaan ayaa khatar gelineysa hamigii eey Madrid ka leheyd hanashada horyaalka 2013/2014,Atletico De Madrid ayaa hada ka horeysa 3dhibcood Halka Barcelona eey oo ku jirta kaalinta 2aad ka horeysa 2dhibcood.

Si kastaba ha ahaate lama saadalin karo booska kooxda ku dhameysan doonta sanadkan horyaalka Spain sadexda kooxood aad ayeey isugu dhow yihiin xaga dhibcaha,qormooyinkeena dambe ayaad kala socondoontan natiijada kooxahaan sadexda ah.

Waxaa diyaariyay:

Abdikani ShEikh Hassan Mohamed(Anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=1244

Posted by on Mar 27 2014. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented