Home » March 25th, 2014 Entries posted on “March, 2014”

Madaxweynaha Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhoweeyay dalka Kuweyd + Sawirro

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sii maray dalka Jabuuti ayaa xalay maqribkii ka degay dalka Kuweyd, iyadoo si diiran ay u soo dhoweeyeen madaxda dalkaas. Madaxda Dowladda Kuweyd oo uu ugu horeeyo Boqorka dalkaas, Wasiiro, madax ka tirsan Boqortooyada Kuweyd iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda dhexe ee dalka Kuweyd […]

March 25th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Xaflad lagu sagootinayey halyeeyadii K Koleyga X/Taako oo Muqdisho ka dhacdey + Sawirro

Xaflad balaaran oo lagu sagootinayey ciyaaryahanadii hore ee Kubadda koleyga Qaranka iyo Jeenyo Xawo Sheekh Axmed X/Taako oo degan dalka England ayaa lagu qabtey Baarka weyn ee Liido Sea Food ee degmada C/casiis gobolka banaadir. Xafladaasi ayaa waxaa kasoo qeybgaley Madaxda Xiriirada Kubadda cagta,Kubadda Koleyga,Feerka,Juudowga,Ciyaaraha Fudud,tababarayaasha Xulka Qaranka Kubadda cagta,ee 20-jirada iyo bahdii Sportiga berisamaadkii […]

March 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

APO (African Press Organization) Opens Office in Dubai

DUBAI, UAE, March 24, 2014/African Press Organization (APO)/ – APO (African Press Organization) (http://www.apo-opa.com), the sole press release wire in Africa, and the global leader in media relations related to Africa, announced today the opening of an office in Dubai (United Arab Emirates) to serve the Middle East, where demand for APO media relations services […]

March 24th, 2014 | Posted in News in English | Read More »

Baydhabooy ka Maseyr Gaalkacyo intaa Dagaal geli lahayd !!

Markii ay dhacdey Dowladii Miltariga Sannadkii 1991 ayaa waxaa Abuurmey Jabhado Magaca ugu horeeya uu yahay S oo ay ka wadeen Soomaaliya  ,waxaana si Miyir la’aan ah ay  Beel waliba u samsyatey Urur u gaar ah, markii laga xiso dhacay ayaa waxaa hadana lagu daatey in Beel walia ay samysatey Maxkamad Islaami ah oo u […]

March 24th, 2014 | Posted in Faallo | Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb gelaya coyaaro ka dhacaya Toromso, Norway

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka qeyb gelayo tartan ciyaareed ka dhacaya magaalada Toromso ee wadanka Norway, tartankaas oo uu qabanayo Xiriirka Chess Olympiad isla markaana ay ka qeyb gelayaan ciyaartooy ka kala socota dalalka caalamka. Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Axmed Xasan Cabdi (Wataac) ayaa sheegay inay casuumaad ka heleen Xiriirka Chess Olympiad oo […]

March 24th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Kaxda Maxaa lagu Diidan yahay?

Magaalada Muqdisho waxay soo martay marxalado kala duwan  oo waxayna maalinba maalinta ka dambaysa ku talaabsanaysay horumar iyo samaysanka deegaano hor leh, markaan sidaa leeyahay waxaan ula jeedaa  waxaa jirtay xili Magaalada Muqdisho  ay ka koobnayd laba Degmo oo kala ah Xamarwayne oo ka koobnayd  Afar Xaafadood iyo Shangaani oo kaliya, waxaana ku xigey oo […]

March 24th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Howl galadii Galgaduud oo bilowday iyo Ciidamada huwanta oo saakay ka dhaqaaqay Dhuusa Mareeb

Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka uu bilowday howl galadii ku wajahnaa deegaanada bariga gobolkaas ee ay ku sugan yihiin Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada huwanta ayaa saakay ka dhaqaaqay degmada Dhuusa Mareeb, iyagoo ku wajahan degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee gobolka Galgaduud, waxaana jira dhaq […]

March 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo uga tacsiyadeeyay shacabka Jabuuti askartii uga geeriyootay Buulo Burte

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inay sii wadayaan taageerada ay la garab taagan yihiin walaalahooda Soomaaliya, isagoo cadeeyay in ciidankiisa ay qeyb weyn ka qaadan doonaan nabad ku soo dabaalida Soomaaliya. Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shacabka reer Jabuuti uga tacsiyadeeyay askartii uga geeriyootay magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan todobaadkan, isagoo tilmaamay […]

March 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha cusub muxuu ka qaban karaa Gobolka Banaadir?!!

Jan. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhowaan loo magacaabay xilka Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho oo la soo baxay dardar cusub, ayaa shacabka Soomaaliyeed waxay isweydiinayaan inuu wax ka qaban karo xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho, dadka hantidooda xoogga lagu heysto ma u celin doonaa iyo su’aalo kale oo fara badan.   Daawo […]

March 19th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Ciyaaryahan Jurru: “Sariir ayaan saaranahay waxanan u baahanahay abaalkii aan ku difaacay Soomaaliya”.

Dalka Soomaaliya waxaa uu soo maray bur bur dhinac walba leh,taasi oo dhalisey dhibaatooyin dhinaca nolosha ah oo heysata qaar kamida ciyaartoydii iyo fanaaniintii caanka ahayd oo bulshada kala sinaa dhibtaasi. Waxaa maanta gurigiisa ku booqaney laacibkii khadka dhexe ee kooxaha  Horseed, Jeenyo, Booliiska, Gaadiidka  iyo xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Jibriil Jurru oo sida la […]

March 19th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented