Home » April 30th, 2014 Entries posted on “April, 2014”

Dawladda Soomaaliya oo ugu baaqday Dawladda Kenya inay hubiso ilaalada Soomaalida aan waxba galabsan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur, oo Muqdisho soo gaaray Axaddii 27-kii April kadib markii lagu casumay inuu Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada warbixin ka siiyo xaaladda ay ku sugan yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee jooga Kenya. Dadka […]

April 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii u horeysay ka hadlay xarigii Qunsulkii Safaarada Somalia ee Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay tallaabadii Ciidamada Kenya kula dhaqmeen Qunsulkii Safaarada Soomaaliya ee Kenya Siyaad Maxamuud Shire, iyadoo tani ay mugdi gelisay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay magaalada Muqdisho Axadii Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Cali Ameeriko, si uu warbixin […]

April 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Weli Ku Dhagan Labo Wasiir Oo Kamid Ah Xukuumadda Dr C/Wali Sheekh Axmed

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ku dhagan labo Wasiir oo kamid ah Xukuumadda Dr C/wali Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo maanta markale ay hortagayaan Baarlamaanka labadaasi Wasiir. Wasiirada amniga iyo arimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta markale kasoo muuqan doona fadhiga su’aalo weydiinta Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka Xildhibaanada ayaa wuxuu furmayaa 10:00 Subaxnimo ee saaka, waxaana sida […]

April 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo ku baaqay in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga

John Kerry oo ah Xog’hayaha arrimaha dibbadda Dalka Maraykanka kuna sugnaa Magaaladda Adis Ababa xilli uu kaga qeyb galaya shir madaxeed ay leeyihiin madaxda Africa ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la kordhiyo Ciidamadda AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Dalka Somalia. John Kerry oo kulan gaar ah la qaatay R/wasaaraha Ethiopia […]

April 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo kalsoonida kala noqonaya qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda C/Weli Sheekh

Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhowaan furmay fadhiyadiisii caadiga ahaa ayaa bilaabay inuu u yeero qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda C/Weli Sheekh Axmed, kuwaasi oo qaarkood ka mid ahaa Wasiiradii xukuumadii kalsoonida kala noqday ee Dr. Saacid. Wasiirka amniga Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Kariim Xuseen Guuleed oo Baarlamaanka hor tegay ayaa laga cabsi […]

April 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan looga hadlayo Amniga oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Kulan looga hadlayay ammaanka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir, odayaasha dhaqanka iyo ururada haweenka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda wada hadalka bulshada ee CCD ayaa waxaa diirada lagu saaray qaabka ugu haboon ee Ururada bulshada rayidka iyo hey’adaha […]

April 28th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Morgan Tsvangirai oo xilka laga qaaday

Dhaqdhaqaaqa mucaaradka dalka Zimbabwe ee MDC ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay hoggaamiyaha xisbiga ee Morgan Tsvangirai oo uu xisbigu ku eedeeyay waxa uu ku tilmaamay guuldarro dhanka hoggaanka ah. Warbixin qoraal ah oo ka soo baxday MDC ayaa ku eedeysay Tsvangirai in uu xisbiga u baddalay mid isaga u gooni ah iyo in uu […]

April 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Somali mother’s shock over ‘lost’ plane stowaway

The mother of a Somali teenager who survived a US flight in a wheel well has told the BBC of her shock and relief to discover he is alive. Ubah Mohamed Abdullahi, who lives in a refugee camp in Ethiopia, says it was the first news she had heard about her “lost son” for six […]

April 27th, 2014 | Posted in News in English,Wararka | Read More »

GOS oo xarunta Olympafrica Muqdisho ku qabtey tartamo Ciyaaraha fudud ee Dugsiyada + sawiro

Hey’adda ugu sareeysa Sportiga dalka ee  GOS ayaa iyaga oo ka duulaya baadi goobka iyo Horumarinta noocyada kala duwan ee Ciyaaraha dalka iyo ciyaaryahanada waxaa ay qabteen Tartamo Ciyaaraha Fudud oo ay ka qeybgaleen ilaa 5 dugsi ciyaartoy ka socotey,kuwaasi oo da’doodu u dhexeysay 13/15 sano jiro. Ciyaartoyda tirada badneyd ee ka qeybgashey tartanka ayaa […]

April 27th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Dad rayid ah oo xalay lagu xasuuqay degaanka Muuri ee gobolka Sh/hoose

Waxaa saakay degan xaaladda degaanka Muuri oo katirsan gobolka Sh/hoose, kaddib markii xalay halkaasi lagu xasuuqay dad rayid ah, falkaasi oo ay geysteen rag ku labisan dareyska ciidamada. Sida ay sheegayaan dadka degaanka ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda Federaalka oo iyagu horay halkaasi u joogay ayaa la sheegayaa inay ku biireen ciidamo kale, iyadoo xalay […]

April 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented