Home » April 26th, 2014 Entries posted on “April, 2014”

Puntland oo ciidamadeeda gelisay heegankii ugu sareeyay (Waa maxay sababta?) + Sawirro

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya in maamul goboleedka Puntland uu geliyay ciidamadiisa heegankii ugu sareeyay. Ciidamo kolonyo kolonyo u socda oo hubkoodana u dhan yahay watana gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada lagu daabulo ayaa u ruqaansaday dhinaca xuduudaha ay la wadagaan maamulada Somaliland iyo Khaatumo State. Jan. Muxudiin Axmed Muuse Taliye K/Xigeenka […]

April 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay ciidamo isku dhaf u adeegsaneyso hoggaamiye kooxeedyo is urursanaya

Dowladda Federaalka ayaa shaaca ka qaaday inay ciidamo isku dhaf ah oo isugu jira kuwa Dowladda iyo AMISOM u adeegsaneyso hoggaamiye kooxeedyo is urursanaya oo dhaqdhaqaaqyo ka bilaabay degmooyin ka tirsan gobolka Sh/hoose. Wasiirka arrimaha Dowladda Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada isku dhafka ah ay howgallo ka sameynayaan degmooyin ka […]

April 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Wasiirada oo ansixiyey guddoomiyaha Bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay ansixinta guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa. Golaha ayaa sidoo kale ka hadlay maamul u samaynta gobolada iyo degmooyinka dalka, iyadoo arrintaasi go’aan laga gaaray. Kaddib markii uu […]

April 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Xayawaanka Dabacadeeyaha hakad geliyay howlaha garoonka diyaaradaha Muqdisho

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde International Air Port ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay kala carar iyo Allow i bixi kaddib markii uu gudaha u galay xayawaanka Dabacadeeyaha loo yaqaano. Mid ka mid ah saraakiisha ka howlgasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa shabakadaan u sheegay in muddo ku dhow hal uu hakad […]

April 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

FIFA concludes AM refereeing course in Somalia

The world football governing body FIFA has on Thursday concluded an international level refereeing course for 28 elite Somali soccer referees in the capital Mogadishu. The five-day long MA course was the first of its kind that Somali Football Federation organized in the lawless country for more than 25 years. FIFA refereeing development expert Ahmed […]

April 24th, 2014 | Posted in News in English,Wararka | Read More »

Cudurka HIV/AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya

Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa toddobo bukaan ah oo qabay cudurka. Wuxuu sheegay in daraasadda uu ku daaweynayo dadka qaba HIV/AIDS ay noqotay mid […]

April 24th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Hordhaca kulanka ugu kulul Champions League Real Madrid vs Bayern Munich, CR7 oo la filaayo inu safto kulankaan‏

Real Madrid ayaa caaawa soo dhaweyn doonta kooxda Bayern Munich oo heysata horyaalka Champions League ee loo tartamaayo caawo kulanka Semi Finalka ee loogu si gudbi lahaa Fiinaalka. Labadaan koox ayaa ah kooxaha ugu caansan xaga koobkaan iyadoo kooxda Real Madrid ay hore ugu guuleysatay 9 jeer halka Bayern ay qaday shan mar. Real Madrid […]

April 23rd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo Al-Shabaab kala wareegay Deegaan Saldhig Ciidan u ahaa

Wararka ka imaanaya Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay weerar ku qaadeen deegaan ay gacanta ku hayeen AL-Shabaab oo kuyaala Duleedka Xudur. Ciidamada Huwanta ayaana la sheegay in Deegaanka Moora Gaabey oo dhanka Galbeed qiyaastii kaga beega 30-KM degmada Xudur ay xalay weerareen halkaasna ay […]

April 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada oo hada kasocda Deegaanka Tixsiile

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu hada kasocdo deegaanka Tixsiile ee Duleedka Degmada Afgooye. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada, waxaan la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan , Wariye kusugan Degmada Afgooye ayaa sheeay in dagaalka […]

April 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dilal kala duwan oo maanta ka dhacay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho

Waxaa Maanta Dilal kala duwan Xaafado katirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Hiliwaa loogu geestay qof rayid ah iyo askari katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya. Askari katirsan Ciidanka Ilaalada Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa maanta meel aan ka fogeyn xarunta Degmada Kaaraan, waxa uu ku dilay nin rayid ah oo la sheegay in uu ahaa nin garaashla […]

April 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented