Home » May 31st, 2014 Entries posted on “May, 2014”

Kulankii Baarlamanka oo Maanta Baaqday.! Sababta.?

Barmuudo News:- Kulankii mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu balansanaa inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yimid dib u dhac. Wariyaashii tagay xarunta baarlamaanka ayaa hada soo sheegaya in xildhibaanada oo dhan aysan maanta soo xaadirin kulanka maanta. Shaqaalaha Baarlamaanka ee xarunta jooga ayaa suxufiyiinta u sheegay in maanta uusan jirin wax kulan ah […]

May 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Wasaarada Warfaafinta Somalia oo soo bandhigtay Magacyada qaar kamid ah Websetyo Faafiya Warar been abuur ah

Barmuudo News:-  Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii Dowladda ama wasaaradaha dowaldda. Sidoo kale shaqsiyaadkan waxey caadeysteen inay sameystaan facebook ama twitter ay isaga dhigayaan inay yihiin kuwo ay dowladda ama wasaaradaha leeyihiin. Sidaas daraadeed, waxaan sida ugu adag uga digeynaa […]

May 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada:- Duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Barmuudo News :- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Maanta Xafiiskiisa Ku soo dhaweeyey Duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland. Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xafiiskiisa Kusoo dhaweeyey Duqa magaaalada baden Dalka Swizerland kaas ay wehliyaan wafdi kale oo heer Caalami ah . Laba […]

May 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg ah:- Qarax Aad u Xoogan oo Ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Hotel City Place ee Magaalada Muqdisho

Barmuudo News:- Qarax xoogan ayaa Caawa ka dhacay Ilinka hore ee Hotelka City Place ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay Banaanka hore ee hotelka. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir Maadaama Qaraxa uu ahaa […]

May 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Buula-Burde: Gaajo daran iyo Gargaar cusub!! ( Xog ku saabsan Xaaladda Magaaladaas)

Barmuudo News:- Degmada Buula-Burde oo ka tirsan Gobalka Hiiraan ayaa waxaa Shalay Garoonkeeda Diyaaradaha laga dajiyay Laba Diyaaradood oo xambaarsan Shixnado Gargaar ah, kuwaas oo Dowladda Soomaaliya ay ugu tala gashay u gurmashada Dad ku dhibaateysan Degmadaas. Diyaaradaha ayaa waxay sideen Shixnado ka kooban, Raashin, Caano iyo Dawooyin, waxaana intaasba dirtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya […]

May 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Aqriso Magacyada Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista Dastuurka oo Maanta lagu dhawaaqday(Daawo Sawirada)

Barmuudo News:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta gudiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga. Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ayaa golaha usoo gudbisay xubnaha gudiga madax banaan ee dib-u-eegista dastuurka. […]

May 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Federal government boycotts conference on repatriation of Somali refugees in Kenya

A tripartite conference between the governments of Somalia, Kenya and United Nations High Commissioner for Refugees was due to open in Kenyan capital, Nairobi is about to collapse. The participants of the conference will discuss repatriation of Somali refugees in Kenya’s major cities and the refugee camps in North Eastern Kenya. However, the federal government […]

May 28th, 2014 | Posted in News in English,Wararka | Read More »

Xildhibaan Jeesow: “Waa lala xisaabtamayaa cidii shaqada ku lahayd ammaanka Baarlamaanka”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii dhowaan ururka Al-Shabaab uu ku qaaday xarunta Baarlamaanka, wuxuuna sheegay in hay’adaha ammaanka iyo taliska ciidamada AMISOM ay iska dhega tireen farriimo la soo gaarsiiyay. Xildhibaanka ayaa sheegay in qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Baarlamaanka ay warqad u […]

May 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaali Norway ka bar bar dagaalamayay Al-Qacidada Syria oo la dilay

Sida uu qoray wargeyska labaad ee ugu weyn dalka Norway ee lagu magacaabo Dagbladet ayaa ku waramaya in dalkaasi Syria lagu dilay ruux Somali ah oo heesta dhalashada dalka Norway kaa oo qeyb ka ahaa Kooxda Argagixisada ah (ISIL)ee kadagaalanta dalalka Iraq Iyo Syria. Ruuxan Magaciisa Website-ku ma’uusan shaacin balse waxaa la xaqiijiyay inuu Mudo […]

May 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha caalamka oo ku baaqday in xal degdeg ah oo buuxa laga gaaro buuqa siyaasadda Soomaaliya

“Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay waxay ku celinayaan cambaareynta xoogan oo ay u jeedinayaan weerarkii Alshabaab ku qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 24-kii May. Waxaan bogaadineynaa fal celinta ay sameeyeen xoogaga ammaanka Soomaaliya iyo AMISOM. Waxaan tacsi u direynaa qoysaska dadkii ku wax yeeloobay. Waxaa nagasii go’an in aan dadka Soomaaliyeed ku taageerno […]

May 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented