| | 0 views

Kulankii Baarlamanka oo Maanta Baaqday.! Sababta.?

barlamankaBarmuudo News:- Kulankii mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu balansanaa inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yimid dib u dhac.

Wariyaashii tagay xarunta baarlamaanka ayaa hada soo sheegaya in xildhibaanada oo dhan aysan maanta soo xaadirin kulanka maanta.

Shaqaalaha Baarlamaanka ee xarunta jooga ayaa suxufiyiinta u sheegay in maanta uusan jirin wax kulan ah oo ay leeyihiin xildhibaanada Soomaaliya.

horay ayaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka uu u shaaciyay in ay ku kulmi doonaan xarunta baarlamaanka ka dib markii dhowaan Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen.

 

C/weli Xasan Maxamuud Tarabatooni Muqdisho

Short URL: http://barmuudo.com/?p=2642

Posted by on May 31 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented