Home » May 28th, 2014 Entries posted on “May, 2014”

Doorashada Masar oo maalin saddexaad lagu daray iyo shuruudo adag oo la dul dhigay qofkii aan codkeeda dhiiban

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa ku dhawaaqay inay maalin dheeraad ah ku dareen cod bixinta doorashada dalkaasi ka socota. Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Masar C/casiis Salmaan ayaa ku dhawaaqay inay maalin kale oo maanta ah ay dadka Masaarida ah sii codeyn doonaan sababtuna waxay tahay waqtiga oo yaraaday dartiis waxaana la codeyn doonaa ilaa maanta oo […]

May 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Spain oo war ka soo saartay weerarkii Baarlamaanka Soomaaliya

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada Spain ujeedkeeduna ahaa cambaareynta weerarkii bilowgii todobaadkaan Al-Shabab ku qaadeen xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ayaa waxay sheegtay inay dawlada Soomaaliya kala shaqeyn doonaan sugida amaanka ah iyo la dagaalanka Xarakadda Al-Shabab. War saxaafadeedkaan oo ay baahisay warbaahinta dalka Spain ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Madrid […]

May 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Human Rights Watch “Tahriibayaasha Soomaalidu ka mid tahay Yemen waa lagu dhibaateeyaa”

Warbixin ay soo saartay hay’adda Human Rights Watch ee xaquuqda aadanaha u dooda kana kooban 82 bog ayaa waxay ku sheegtay in dhibaato xoog leh ay la kulmaan qaxootiga Africanka ah ee Somaalidu ka mid tahay ee tahriibka ku gala wadanka Yemen. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in tahriibayaasha doonyaha ku taga dalka Yemen ee Soomaaliya […]

May 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwayaha Djibouti oo markii ugu horaysay ka hadlay qarixii ka dhacay bartamaha dalka Djibouti‏

Barmuudo News:-  Madaxweynaha Dalka Djibouti,Ismaaciil Cumar Geelle ay markii u horaysay Ka hadlay qarixiiyaa Ka dhacay Maqaayad Cunnada laga Cuno oo ku taalla bartamaha magaalada Jabuuti,Madaxwayne Ismaaciil ayaa Canbaareeyay Weerarka Ismidaaminta Waxa Uu Ku Tilmaamay Mid Argagaxiso. Qaraxan Ayuu Madaxwaynaha ku tilmaamay In uu yahay Mid Lagu doonaayo in car-qalad lagu geliyo kaalinta ay dowladda […]

May 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Warbixin Muhiim Ah :- Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kaalin weyn ka qaatay badbaadinta Xidhibaanadii lagu weeraray Xarunta Golaha Shacabka

Barmuudo News:- Xildhibaanadii ka badbaaday weerarkii ay Alshabaab ku qaaday xarunta baarlamaanka maalintidii sabtidii ayaa uga mahadceliyay ciidamada booliska iyo taliyahooda kaalintii ay ka ciyaareen badbaadinta xildhibaanada. Qaar kamid ah xildhibaanadan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in indhahooda ay saareen taliyaha ciidamada booliska oo shakhsi ahaantiisa si toos ah uga qayb qaadanayay dagaalkii lala galay […]

May 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Labadii ruux ee Jabuuti isku qarxiyay oo la ogaaday inay ahaayeen lamaane is qaba

Wasiirka arimaha Gudaha Dalka Jabuuti Hassan Omar oo Lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in labadii ruux ee isku qarxiyay maqaayadii kutaalay Jabuuti ay ahaayeen Haweeneey iyo saygeeda, kana soojeeda dalka Somalia. Mr Hassan omar wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in sidaas lagu ogaaday baaritaan ciidamadu aysameeyeen islamarkaana baritaanku uu sii socondoono. Weerarka kadhacay maqaayada Faransiiska ay […]

May 26th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Somali Athletics Federation complains about interference by NOCSOM official

Somali Athletics Federation sent a complaint letter to the National Olympic committee of Somalia over alleged interference by NOCSOM Secretary General Duran Ahmed Farah who has been accused of violating the Federation’s autonomy. Somali Athletics Federation senior vice president and member of the NOCSOM executive committee Mrs. Khadija Aden Dahir said in a press statement […]

May 26th, 2014 | Posted in News in English,Wararka | Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Xildhibaan Faarax Cawad dhaawaciisa u qaaday dalka dibaiisa

Mid ka mid ah saddexdii xildhibaan ee Sabtidii ku dhaawacantay weerarkii kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaweyd laga dhoofiyay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Xildhibaan Faarax Cawad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaawac culus waxa uu kasoo gaaray weerarkii lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka, waxaana Xildhibaankan la dhigay […]

May 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Doorashooyinka dalka Masar oo si habsami leh u socda

Malaayiin ruux oo u dhashay wadanka Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan M/weyne cusub oo uu dalkaasi yeesho. Guddiga doorashada dalka Masar waxay sheegeen inay diwaan galiyeen malaayiin ruux oo codkooda dhiiban doodan ayadoona amaanka aad loo adkeeyay waxaanaay doorashadu socon doontaa muddo 2 cisho ah. Musharaxa C/fitaax Casisi […]

May 26th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo ku booriyay Safiirada Soomaaliya Xoojinta howlaha qaranka ay u hayaan + Sawirro

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Buri’ Mohamed Hamza iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta kulan gaar ah si wadajir ah ula qaatay qaar ka mid ah Safiirada Soomaaliya oo ay ku booriyeen inay xoojiyaan howlaha qaranka ay u hayaan . Kulankani oo ay ka qeybgaleen Safiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

May 25th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented