Home » June 29th, 2014 Entries posted on “June, 2014”

RW. Cabdiweli oo hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diraya Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta

June 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Marwada Madaxweynaha oo casuumaad u fidisay Haween ka kala yimid gobolada dalka + Sawirro

Kulankan qada sharafta ah oo Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ay u sameysay haweenka Soomaaliyeed ee ka kala socoday gobolada dalka

June 29th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Cuuryaamiin ku nool Magaalada Muqdisho oo loo Qaybiyay Baaskiilada naafada + Sawirro

Qaar ka mid ah cuyaamiinta ku nool magaalada Muqdisho ayaa loo qaybiyay Khamiistii shalay ahayd kuraasta ay curyaamiinta ku socdaan oo ay ku deeqeen dad Soomaaliyeed oo musxiniin ah oo ku nool dalka Mareykanka gaar ahaan Maxamed Abshir oo madax ka ah

June 28th, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

War Cusub :- Nicholas Kay oo Fariin u diray Umada Soomaaliyeed meel kasto ay duida ka joogaan

Muqdisho:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.

June 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Digniin la siiyay Milkiilayaasha Maqaayadaha iyo Ciidamo la dagaalamo Masoomayaasha oo la diyaariyay

Barmuudo Nes :- War kasoo baxay Wasaarada Diinta Ow-qaafta DFS, ayaa waxaa Digniin Culus lagu siiyay Milkiilayaasha Maqaayadaha Magaalada Muqdisho iyo kuwa ku yaalo goobaha ay gacanta ku heyso Dowlada.

June 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Cabasho Laga Muujiyay Diyaarado Ciidan Oo Xiliyada Habeenkii Ah Isticmaala Garoonka Waqooyiga Gaalkacyo

Maareeyaha garoonka Diyaaradaha Waqooyiga Gaalkacyo ayaa cabasho weyn ka muujiyey Diyaarado iskugu jira Xammuul iyo kuwa dagaalka Oo Xilliyada Habeenkii ah kasoo daga Garoonka

June 28th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Wasiir Goodax: “Sharci ma aha heshiiska lagu aqoonsaday saddexda gobol K/Galbeed Soomaaliya”

Wasiirka arrimaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. C/llaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday inuusan sharci ahayn heshiiska la sheegay in lagu mideeyay maamuladii laga dhisay magaalada Baydhaba maamulkii

June 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Xiisaha ciyaaraha Adduunka oo sii kordhaya

Ciyaaraha adduunka ee ka socda wadanka Brazil ayaa soo gaaray qeybihii dambe, iyadoo dhallinyaro fara badan oo Soomaaliya ku sugan ay bilaabeen inay saadaallo kala duwan ka bixiyaan

June 24th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Maxaad ka taqaan saddexda koox ee uu dalku ka degi la’yahay?!!

Ma aha mid hadda u baahan inaan dadkeyga uga sheekeeyo wixii uu dalka soo maray mudadii 22-ka sano iyo dheeraadka ahayd, hase yeeshee shacabka Soomaaliyeed oo eheladooda

June 24th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

GOS oo fantasiyo kusoo gabo gabeysey munaasabadda 23-ka Juun Maalinta Olympikada aduunka + Sawirro

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed  ee GOS ayaa ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay munaasabadda maalinta olympicada caalamiga ah ee (Olympic Day) oo ku beegneyd 23-June,

June 24th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented