Home » June 24th, 2014 Entries posted on “June, 2014”

Afey: “Cid kasta oo jebisa heshiiskaan waxba noogama duwana Al-Shabaab”

Wakiilka Midwga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu mideynayay garabyada maamulka K/Galbeed Soomaaliya

June 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Somali FA activity report magazine displayed in London

Somali Football Federation has displayed its activity report magazine in London during a ceremony organized by the SFF’s administrative representative in the UK which saw the attendance of key sporting officials from different

June 24th, 2014 | Posted in News in English | Read More »

Kooxda Guul wade oo ku guuleysatey tartankii Kismayo-Cup ee garoonka Waamo + sawirro

Kooxda Kubadda cagta ee xaafadda Guul-wade ayaa ku guuleysatey tartankii kubadda cagta ee Kismayo Cup,kaasi oo maalmihii ugu danbeeyey ka socdey garoonka Waamo ee degmada Kismaayo una dhexeeyey kooxaha xaafadaha

June 23rd, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Soomaaliya oo Bandhig Dhaqameed cajiib ah xalay ku daawaday Hotel kuyaala Muqdisho

Barmuudo News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiiradda Haweenka iyo Xaquuqul Isaanka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda C/lahhi Maxamed Nuur, Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha ah ayaa ka […]

June 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada:- Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Heshiis kala dhax dhigtay Maamuladii is diidanaa ee Baydhabo looga Dhawaaqay

Barmuudo News:- Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,iyadoona Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada lagu mideeyay xubno ka kala socday labada Maamul ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Halkan ka Aqriso War laga soo saaray Heshiiska labada dhinac iyo 11-qodob oo lagu heshiiyay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) waxay horraantii […]

June 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda oo degmada Doolow ka hirgelinaysa garoon diyaaradeed oo caalami ah

Wafdigan oo ka koobnaa labada gole ee dowladda ee maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa u jeedkooda ahaa sidii degmadaasi looga hirgelin lahaa garoon diyaaradeed oo kalhore ay howshiisu bilow ahayd. Wafdigan oo uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Xirsi Aadan Rooble ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiir ku-xigeenka […]

June 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhaqanka waa meesha ay umadi ka nooshahay waana ku faaneynaa dhaqankeenna” + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiiradda Haweenka iyo Xaquuqul Isaanka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda C/lahhi Maxamed Nuur, Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha ah ayaa ka qeyb-galay bandhigga. […]

June 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka W/Bari Kenya

Waxaa saakay degan xaaladda tuulada Gunaana oo u dhaxeysa Wajeer iyo Mandera, kaddib markii shalay ilaa xalay ay ka socdeen dagaallo u dhaxeeya beelaha Dagoodi iyo Garre, iyadoo ay sii kordhayaan tirada dadka ku geeriyooday dagaaladaasi. Dagaalka labada beelood ayaa ka bilowday khilaafyo soo kala dhex galay, kaasi oo sababay in dabley labada beelood ka […]

June 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

RW Cabdi Wali oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey socdaalkii uu ku tagay Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho masuuliyiin ka socday labada gole ee dowladda. Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo saxaafadda kula hadlay garoonka Aaden Cadde ayaa […]

June 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Somali Community Hosts Fundraiser

A fundraiser for the Somali community was held at Gault Park in St. Peter today. The event encompasses traditional Somali culture including food and music. The money collected will help with celebration the of Eid Which is similar to Christmas for those of the Muslim faith. Volunteer Nawal Abdirahman said, “For you to know us […]

June 22nd, 2014 | Posted in News in English | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented