Home » July 31st, 2014 Entries posted on “July, 2014”

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo ka shiray arrimaha Safaaradaha , dib u habeynta Safiirada iyo diblomaasiyiinta.

Barmuudo News Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Hon. Abdulkadir Osoble Ali , ayna ka qeyb ahaayeen Kuxigeenka Madaxa Guddiga Hon. Mohamed Omar Talha ,Xogheynta iyo Xubno kale oo Xildhibaano ah. Kulankani ,ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiir […]

July 31st, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Wafdi ka socda Puntland oo afur loogu sameeyay Villa Somalia + Sawirro

Dowlad Goboleedka Puntland laba maalin ka hor Wafdi heer wasiiro ah usoo dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay ay Madaxtooyada Somalia kulamo kula qaateen Madaxda dalka oo ay ugu horeeyan Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Dalka.  Wafdiga ay Dowlad Goboleedka Puntland usoo dirtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka koobnaa 8 Wasiir oo ay wehliyaan Odayaal […]

July 26th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo u amba baxay dalka Norway

barmuudo news Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta u amba baxay dalka Norway, halkaasoo uu kaga qeyb geli doono shir ay isugu imaanayaan caalamka iyo Wadamada Scandinavian-ka  loogana hadli doono arrimaha dimoqraadiyadda. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaalka uu ugu amba baxay dalka Norway waxaa ku wehliyaha […]

July 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mourinho Oo Shaaca Ka Qaaday In Drogba Dib Ugu Soo Laabanayo Stamford Bridge

Halyaygii kooxda Chelsea Didier Drogba oo ahaan jiray astaanta kooxda Chelsea ayuu tababare Mourinho sheegay inuu dib ugu soo laabanayo kooxdiisii hore.Drogba oo ay da’diisu tahay36 jir ayaa waqtiyadii danbe u ciyaarayay kooxda ree Turki ee Galatasaray balse hadda waa bilaa koox kadib markii uu ka tagay kooxda Gala. Drogba ayaa Chelsea u ciyaaray 341 […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Kabtanka Liverpool Gerrard Oo Heshiiska U Kordhinaaya Kooxdiisa Liverpool

Kabtanka kooxda liverpool Steven Gerrard ayaa qarka u saaran inuu kooxdiisa heshiiska u kordhiyo. Gerrard oo da’diisu tahay 34 jir , ayaa ku jira sanadkii ugu danbeeyay ee heshiiskii uu kooxda u saxeexay sanadkii 2013, waxaana la filayaa inuu kooxda heshiiskeeda u kordhiyo ilaa sanadka 2016. Gerrard ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu ka fadhiista ciyaaraha […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Kashifaad: Manchester City Oo Siidaysay Muqaal Muujinaya In Mangala Usxiixay Kooxda

Kooxda difaacanaysa horyaalka ingiriiska ee Man city ayaa muddo dheer daba socotay saxiixa difaaca ree France ee Mangala. 23 jirkan ayay City ku doonaysay £32m. Haddaba kooxda ayaa websitekeeda soo galisay muuqaal yar oo kooban oo muujinaaya Mangala oo caafimaadka u maraaya City basle kooxda ayaan wali si rasmi ah ugu dhawaaqin saxiixa difaacan ree […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Phil Jones Oo Doonaya Inuu Ku Qanciyo Van Gaal Wax Tarkiisa.

Daafaca kooxda Man United Phil Jones ayaa doonaya inuu ku qanciyo tababarihiisa cusub in isagu uu buuxin karo boosaskii ay baneeyeen Ferdinad iyo Vidic oo katagay kooxda xaggaagaan. Van Gaal ayaa dareensan in kooxdiisu ay u baahantahay in laga xoojiyo dhanka difaaca lakiin Phil Jones ayaa doonaya in la siiyo fursad uu isku soo muujiyo […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Maradona: Aniga Ayuu Messi Si Fiican Iigu Ciyaari Jiray

barmuudo news Halyaygii iyo tababarihii hore ee xulka qaranka Argentina ayaa sheegay in Messi shan jeer in kabadan uu si ka fiican ugu ciyaari jiray sida uu ugu ciyaaray Sabella. Sabella ayaa Albiceleste ku hogaamiyay inay gaadhaan finalka koobka aduunka ka dib muddo 24 sano ah iyagoo ugu danbayn guuldaro 1:0 ah kala kulmay xulka […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Barcelona Oo Doonaysa Inay Ka Dulqaado Man United Saxiixa Vermaelen.

barmuudo news Kooxda Barcelona ayaa mar kale dib ugu soo laabatay xiisihii ay u haysay kabtanka kooxda Arsenal Thomas Vermaelen kaas oo kayd ka galay kooxdiisa xili ciyaareed kii tagay. Barcelona ayaa si wayn u doonaysay laacib kaan laba xili ciyaareed ka hor lakiin kooxda ree Spain ayaa markaan u soo jeesatay inay la wareegto […]

July 25th, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

mayor of the District of Galkayo Bile Creating Marketing and MCH handed Chairmen area.

Chairman of the Local Government District Galkayo galmudug Bile Ali Dini has handed over two chairmen of the city’s marketing and MCH who long ago built and individuals to have their own hand. Bile Dini Cali Mayor of the District of Galkayo accompanied the deputy manager Osman 2 today toured two MCH and Marketing for […]

July 24th, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,News in English,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented