Home » July 23rd, 2014 Entries posted on “July, 2014”

DEGDEG: Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo goor dhow Muqdisho lagu dilay

Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow lagu dilay agagaarka Tree Biyaano oo u dhow isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Warkaan oo ay faafisay idaacadda codka Haweenka ee ka howl gasha magaalada Muqdisho ayaa waxay intaasi ku dartay in kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen Xildhibaanad Saado Cali […]

July 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Midawga Yurub oo Lacago u balan qaaday Maamulka Jubba.

Iyadoo wafdi ka socda Midowga Yurub uu Shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayna la kulmeen Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa waxay ka wada hadleen Arrimo ay ka mid yihiin sidii Maamulka looga taageeri lahaa la dagaalanka Al-shabaab. Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe oo Warbaahinta la hadlay ayaa […]

July 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Meydadka dadkii ku geeriyooday diyaaradii Ukraine lagu riday oo dalka Holland loo duuliyay + Sawirro

Diyaraddii ugu horeysay ee sida meydadka dadkii ku geeriyooday diyaaraddii lagu soo riday bariga dalka Ukraine ee laga lahaa dalka Malaysia ayaa u duushay dalka Holland oo ah dalka ugu badan ee dadkii dhintay u dhasheen. Dawlada Holland ayaa sheegtay inay diyaarisay guddi gaar ah oo qaabilsan aas qaran oo loo sameyn doono meydadka la […]

July 23rd, 2014 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

war Deg Deg ah gudoomiye xigeenkii gaalkacyo oo geeriyooday

Cabdi Cismaan Faarax Ciiro oo horey usoo noqday Duq ku xigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo ayaa goor dhowd ku geeriyooday Shir gaari oo ka dhacay Deegaanka Laanta dusmada. Marxuun Ciiro ayaa ku xigeen u ahaa markii ugu danbeysay Duqii hore ee Magaalada Gaalkacyo ee Axmed Cali Salaad sidoo kale waxaa uu lasoo shaqeeyey Siciid Cabdi […]

July 22nd, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Daniel Sturridge Oo Tagitaankii Suarez Kadib Doonaya Inuu Sterling Soo Dhawaysto

barmuudo news Inkasta oo ay liverpool suuqa kala iibsiga ciyaartoyda aad ugu jirto haddna wali may helin badalkii weerar yahankoodii Luis Suarez oo isagu ku biiray kooxda Barcelona. Daniel Sturridge oo  ay Suarez si wacan iskula jaan qaadeen xili ciyaareedkii hore ayaa doonaya in Sterling uu soo dhawaysto. Sterling ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii da’yarta […]

July 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Goolhayahee Ayay Jamaahiirta Real Madrid U Doorteen Inuu Noqoto No.1 Kooxdooda?

barmuudo news Kooxda Real Madrid ayaa haysata saddex gool haye kuwaas oo kala  ah Casillas  Diego López goolhayaha cusub ee Keylor Navas. Haddaba shabakada AS.com ayaa samaysay daraasad ku aadan goolhayaha ay inta badan jecel yihiin jamaahiirta Real Madrid inuu xili ciyaareedka soo socda noqdo No.1 kooxda. Daraasadan ayaa shaaca ka qaaday in jamaahiirta Real […]

July 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Liverpool iyo Southamton Ayaa Ka Hehsiiyay Iibka Dejan Lovren iyadoo Dhawaan Ku Dhawaaqidoonta Saxiixiisa difaacan

barmuudo news Liverpool iyo Southamton Ayaa ka hehsiiyay iibka Dejan Lovren iyadoo dhawaan ku dhawaaqidoonta saxiixiisa difaacan.Liverpool ayaa guul ka gaadhay wada hadalkii ay lalahayd maamulka kooxda Southamton iyagoo ugu danbayn ku heshiiyay iibka difaaca xulka qaranka Croatia ee Lovren.Liverpool ayaa la aaminsan yahay inay Lovren ka bixin doonto lacag dhan £20 million. Lovren ayaa […]

July 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Arsenal Oo £3.2million Kula Soo Wareegaysa Goolhayaha Colombia Ee David Ospina

barmuudo news Kooxda Arsenal ayaa heshiis la gaadhay goolhayaha xulka qaranka Colombia ee David Ospina iyadoo saxiixiisa ka bixindoonta lacag dhan  £3.2million. 25 jirkan ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii xulka qaranka Colombia ee sida layaabka leh uga dhex muuqday tartankii koobka aduunka ee lagu soo gabagabeeyay Brasil.Ospina ayaa tartan la galidoona goolhayahaArsenal ee Wojciech Szczesny. […]

July 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Jaaliyadda Galmudug ee Sweden oo lacag gaaraysa $6900 ugu deeqday dhismaha tawerka airpoorka magaalada hobyo

Jaaliyadda Galmudug ee dalkaasi Sweden ayaa ugu deeqday dhaqaale dhismaha tawerka airpoorka Hobyo ee xarunta ganacsiga iyo mustaqbalka Galmudug, haweenka Galmudug ee kudhaqan magalada Stockholm iyo nawaaxigeedda ayaa ugu deeqay  lacag dhan $5,000 oo dollarka Maraykanka. Gudoomiyaha Guddiga haweenka marwo Farxiyo Cali Maxamud iyo xubin kamid ah guddiga marwo Fadumo Maalinguur ayay gudiga intiisii kale […]

July 21st, 2014 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Bannaanbax looga horjeedo nabadgelyo xumida oo maanta ka dhacay Muqdisho + Sawirro

Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waaweyn oo ay iska kaashadeen maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda wadahadalka Bulshada CCD, iyadoo boqolaal dadweyne ah oo socod ku soo maray degmooyinka gobolka Banaadir ay isugu tageen xarunta gobolka Banaadir ee Heliwaa. Dadweynaha oo isugu soo ururay fagaare ku yaala degmadaasi Heliwaa ayaa waxaa […]

July 20th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented