| | 10 views

Fadlan U Gargaar Saddax Walaala ah oo Waqti isku dhow indha Beelay

Axmed-Nuur iyo Shaafi waa Mataano. Axmed-Nuur wuxuu la’ayahay lug waana Qoys ku soo Barakacay Mugdisho. Falxado waxay joogtaa wali Degaankoodii. Markii uu xanuunka Indhaha uuku bilowday waxaa la keenay Mugdisho. Kadib markii la Daweeyey dib ayaa loogu celiyey Degaankeedii. Laakiin mar labaad ayey si toos ah u indha Beeshay.

Habeen Habeenada kamid ah ayey waxay ku dhacdey meel Bohol ah weyna Curyaantey. Iyadoo Aqalkeeda joogta ayaa waxaa u soo gashey abeeso waxayna ka cuntey Barida iyo Bowdada. Iyadoo Sakaraad ah ayay waxey joogtaa Deegaankeeda.

Axmednur iyo Shaafi dhaqaatirta dalka waxAy yiraahdeen dalka wax loogama qaban karo. Warbixintaan waxaa la socdo Waraaqaha Dhaqaatiirta. Hadaba Bulshada Soomaliyeed ee ku nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa ee illaahey ee Ilaah Wax siiyey aan caawino Qoyskaan amarku helay.

Isbitaalka Horseed 1 Isbitaalka Horseed Shaafici iyo Axmed Nuur

Haddii aad Warbixin Dheeraad ah u baahan tahay kala xiriir:

Axmed-Nuur Khalif laga helo 252-615-884560

www.4somaliwomen.com ama

Maxamed Cartan Cali

cartansamafale@hotmail.com

Short URL: http://barmuudo.com/?p=4341

Posted by on Aug 24 2014. Filed under Gargaarka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented