| | 26 views

Wafdi ka socda maamulka Puntland oo si wayn loogu soo dhoweeyay degmada Saaxo ee Gobolka

lllllll

wafdi balaaran oo ka kooban Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac ‘’Tigay’’ Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug Mudane Axmed Muuse Nuur iyo  Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland Mudane Bashiir Cabdullaahi Gurxan ayaa gaaray degmada Saaxo ee Gobolka Mudug.

Dadweyne aad tira badan oo watay Calanka soomaalia iyo Sawirka Madaxweynaha ayaa Wafdiga uga hortagay duleedka degmada Saaxo.

Mas’uuliyiinta Puntland ee gaaray Saaxo ayaa dadweynaha ku wareejiyay deeq Dawo ah iyo Qalab Waxbarasho,oo uga timi Puntland,waxaana ay balan qaaden in Dowlada Puntland ay ka go’an tahay hormarinta adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarshada.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac ‘’Tigay’’ iyo  Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland Mudane Bashiir Cabdullaahi Gurxan ayaa dadweynaha Saaxo ku dhiirigaliyay inay ka shaqeeyaan amaanka iyo hormarka degmada.

1310

ll

414

pp

mmmmm

wd. cabdiweli ilkacase

tuulada saaxo

email. ilkacase503@hotmail.com

Short URL: http://barmuudo.com/?p=4422

Posted by on Aug 30 2014. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented