| | 30 views

Daawo Sawirada Dagaalkii Ka Dhacay Ex-Godkii Jilacow ee Magaalada Muqdisho

Barmuudo News :- Waxaa Goordhaw Xarunta Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir Ex-Godkii Jilacow lagu soo bandhigay Meydadka 7-nin oo la sheegay in ay katirsanayaeen Al-Shabaab weerar xoogana maanta ku qaaday Xaruntaasi.

Todobada nin ee weerartay Xarunta Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa mid kamid ah waxa uu watay gaarigii isku qarxiyay xaruntaasi halka lixda kalana la sheegay in ay ka dhax dagaalameen xaruntaasi.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka ayaa sheegay in ragii maanta weeraray Xarunta Hay’ada Nabad Sugida ku leedahay godka Jilacow ay ahaayeen ilaa 7-nin dhamaantoodna lagu dilay intii ay socotay iska hor imaadka.

C/weli Xasan Tarabatooni muqdisho 

meyd-godka-jilacow-2 (1)meyd-godka-jilacow-2meyd-godka-jilacow-3meyd-godka-jilacow-4meyd-godka-jilacow-5meyd-godka-jilacow-1
Badbaadiye20@gmail.com

Short URL: http://barmuudo.com/?p=4461

Posted by on Aug 31 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented