Home » August 28th, 2014 Entries posted on “August, 2014”

Puntland oo Xaalad Lama Filaan ah Galeysa iyo Qaar ka Mid ah Beelihii Dhisay Maamulkaasi oo isaga Baxay

Barmuudo news:- Qaar ka mid ah beelihii wax ka dhisay maamul goboleedka Puntland, ayaa shaaca ka qaaday inay maamulkaasi isaga baxeen, ayna ku biiri doonaan maamullo kale. Nabadoon Salaad Maxamed Xirsi oo ka mid ah waxgaradka beelaha dega waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland, ayaa sheegay in kulan ballaaran oo ay ku yeesheen waqooyiga magaaladaasi ay isku […]

August 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Arsenal Oo Ku Dhawaaqday In Qaliinkii Olivier Giroud Lagu Guulaystay

Kooxda Arsenal ayaa shaacisay in gool dhaliyahooda ree France Olivier Giroud lagu guulaystay qaliin looga sameeyay lugta bidix kadib jab yar oo ka soo gaaray lugta kulankii Everton. Kooxda Gunners ayaa xaqiijisay in Olivier Giroud uu kooxda ka maqnaan doono inta ka harsan sanadkaan 2014 waxaana la filayaa inuu dib u soo laabto bisha janaayo […]

August 28th, 2014 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Banaanbax dhimasho sababay loogana soo horjeeday R/Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo

Barmuudo News:- Waxaa Maanta banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Banaanbaxa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Madoobe Nuunow Maxamed. Dad weyne badan […]

August 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Faalo Xasaasi Ah :- Hubka Ha La Guree, Maxaa Ka Horeeyay !!!

Barmuudo News:- Marka hore waa tilaabo wanaagsan oo in muda ah la rajeynayay in mar un la heli doono Dowlad ku dhiirata ururinta hubka sida sharci daradaa ugu jira gacmaha Shacabka,Siyaasiyiinta, iyo Ganacsatada, si loo yareeyo qataraha ay sababi karaan hubkaasi,maadaama lagu daalay wax ka qabashada Amniga Muqdisho oo ah halka ay Madaxda dowladda iyo […]

August 25th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Shir ku saabsan sidii la isaga difaaci lahaa kooxda ISIS oo maanta lagu qabtay dalka Sacuudiga

Qaar ka mid ah dalalka Carabta madax ka socota ayaa maanta kulan gaar ah waxay ku yeesheen wadanka Sacuudiga magaaladiisa Jiddah, shirkaasi oo ay soo qabanqaabisay Dowladda Sacuudiga, waxaa ka soo qeyb galay madax iyo wufuud ka socota Dowladaha Imaaraadka Carabta, Urdun, Qadar iyo dalal kale. Xubnaha ka qeyb galay shirka maanta ka dhacay dalka […]

August 24th, 2014 | Posted in Wararka Caalamka | Read More »

Khaatumo State astaan u taagan midnimada iyo jiritaanka Qaranka Soomaaliyeed

Taariikhdu waa keyd ma guurto ah oo aaney cidini dabooli karin lagana dheehdo wixii hore usoo dhacay oo dhan , halgankii qaraaraa iyo dagaalkii dhiiga badani ku daatay ee lala galay gumeystayaasha ayaa si cad u muujinaya doorka sida dayaxa oo kale u muuqda ay qabiilada Soomaaliyeed qaarkood ku lahaayeen XORNIMADA aynu maanta harsaneyno. Bal […]

August 24th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Fadlan U Gargaar Saddax Walaala ah oo Waqti isku dhow indha Beelay

Axmed-Nuur iyo Shaafi waa Mataano. Axmed-Nuur wuxuu la’ayahay lug waana Qoys ku soo Barakacay Mugdisho. Falxado waxay joogtaa wali Degaankoodii. Markii uu xanuunka Indhaha uuku bilowday waxaa la keenay Mugdisho. Kadib markii la Daweeyey dib ayaa loogu celiyey Degaankeedii. Laakiin mar labaad ayey si toos ah u indha Beeshay. Habeen Habeenada kamid ah ayey waxay […]

August 24th, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Xisbiga MJS oo Dowladda Federaalka ka dalbaday in xabsiga laga sii daayo xubin ka tirsan

Ku: Madaxda Qaranka Soomaaliyeed Ku: Xafiiska Qaramada Midowe Ee Soomaaliya Og: Gudiga fulinta Iyo Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ujeedo: War Saxaafadeed. Kadib Kulan ay Yeesheen Gudiga Fulinta Iyo Arimaha Bulshada ee Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Waxa ay Ku Cambaareeyeen Xaraga Sharcidarada ahaa Ee Ciidamada Dowladda ay u Geesteen Gudoomiye Ku Xigeenka […]

August 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dibadbax lagu taageerayo nabadda oo maanta ka dhacay Muqdisho + Sawirro

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo xoogan oo lagu taageerayo nabadda iyo amniga magaalada, waxaana boqolaal dadweyne isugu soo baxay waddooyinka waaweyn kuwaasi oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay G/Banaadir. Dadweynaha dibadbaxyada dhigayay oo sitay boorar ay ku qornaayeen “Wakhtigii Al-Shabaab wuu dhammaaday”, “Anagaa naqaana waxa noo fiican, mana dooneyno fikradaha […]

August 24th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah :- Qaraxyo Waaweyn oo Goor Dhoweyd Ka Dhacay Muqdisho iyo Qasaarihii Ugu Dambeeyey

Barmuudo News:- Waxaa Xiligan gubanaya Garaash weyn oo baabuurta lagu iibiyo laguna sameeyo oo kuyaala agagaarka Isgooska Baar Ubax ee Degmada Howl-wadaag kadib markii gudaha garaashkaasi uu ku dhax qarxay gaari waxyaabaha qarxa lagu xiray. Sida aan Wararka ku heleyno Gaari uu lahaa Taliyaha Qeybta Ciidamada Nabad Sugida Sargaalka lagu Magcaaabo Xerow ayaa la sheegay […]

August 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented