Home » September 30th, 2014 Entries posted on “September, 2014”

Muungaab oo Shaaciyay in ay dhamaatay Sheekadii aheed in Guri qof leeyahay Xoog lagu heesto

Barmuudo News:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa ku faanay in maamulkiisa uu wax badan ka qabtay arimaha ku aadan kala haysashada guryaha Magaalada ku yaalo. Sanadihii dambe Muqdisho waxaa ka jiray in awood la isaga haysto guryaha oo dadka rasmi ahaan guryaha leh ay dalka dibadiisa ku maqnaayeen […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Culus:- Ciidamada Nabad Sugida Qaranka oo Maanta Magaalada Muqdisho kawada howlgal hub ka dhigis ah

Barmuudo News:- Ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho waxa ay ka wadaan Howlgal hubka looga dhigayo dadka hubeesan iyo waliba askarta katirsan Ciidanka Dowlada. Laamiga Maka Al-Mukarama ayaa lagu arkayaa Ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka oo wata gaadiidka Tiknikada ah kuwaa oo istaajinaya baabuurta ay saaranyihiin Ciidamada Dowlada […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mid kamid ah dalalka Yurub oo laga soo tarxiilay Soomaalidii ugu badneyd oo isku xiran

Barmuudo News:- Wararka naga soo gaaraya dhanka garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ilaa Lix muwaadiniin soomaali ah laga soo tarxiilay Dalka Norwey. Lixdaasi Ruux ayaa waxaa la sheegayaa in dib loogu celshay diyaaradii kasoo dajisay Garoonka Aadan Cadde. Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Gen.Cabdulaahi Gaafow Maxamuud, […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Xassan Sheekh oo warqad qoraal ah u diray Boqorka Dalka Sacuudiga (Warbixin)

Barmuudo News:- Sida ay baahisaya Wakaalladda Wararka Sacuudiga “SPA” ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu warqad gaarsiiyay Boqorka dalka Sacuudiga. Warqada oo aan la garaneynin, ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ka qaaday, Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka DFS Faarax C/qaadir, taasi oo si toos ah […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaalida Mareykanka oo Kulan Ka Yeeshay Dhalinyarada Ku Biireysa Kooxda Daacish

Barmuudo News:- Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa kulan ay kaga hadlayeen ku biirtaanka kooxda Daacish waxay ku yeesheen magaaladaasi. Inka badan 60 ruux ayaa kulankaasi ku yeeshay magaalada Minneapolis, waxaana kala qeyb galay kulanka masuuliyiin ka socotay dowlada Mareykanka, iyadoo looga arinsanayay qaabka dhalinyarada looga joojin karo ku […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Sheekh Caan ah oo xalay lagu dilay Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Barmuudo News:- Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeesan oon heebtooda la garan xalay Magaaladaasi ku dileen mid kamid ah Wadaada ku dhaqan Magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa ku waramay kooxo Biskoolado ku hubeesan in ay toogteen Macalin Wardi Saalxeey oo kamid ahaa Culumaa’udiinka ku dhaqan Magaalada Baladweyn ee […]

September 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Haduusan Jirin Hab-Dhaqanka Bulsho Qaran Ma Jiri Karo Warbixin

Barmuudo News:- Waxaa Muhiim ah in wada fahano mushkilada dalka Soomaaliya haaysataa aysan ahyn oo kaliya mid siyaasadeed, waxaan aaminsanahay inay tahay mid mushtamiciyan ah, tasoo ah bur burka ku yimid HAB-DHAQAN NOLOLEEDKA ( Civic Life). Habada waa maxay Civil Life? Hab-dhaqan nololeed ama (Civil Life) oo ah duruus lagu barto dugsiyada iyadoo maaddadaas loo […]

September 29th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Maamulka gobolka Sh/hoose oo codsaday in gurmad lala gaaro dadka tabaaleysan

Barmuudo News:- Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in gurmad lala gaaro dadka ku dhibaateysan gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee maamulka gobolka Cumar Cabdi Carabey ayaa sheegay isaga oo la hadlayay (WARBAHINTA  BARMUUDO.COM) in xaalad adag ay ka jirto deegaano badan oo ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose […]

September 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’isulwasaaraha Oo Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho

Barmuudo News:- Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turkiga lagu wareejiyey dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh […]

September 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeneey ka Macaashtey Gudniinta fircooniga ee Gabdhaha

Barmuudo News:- Xaliimo Cabdi waa haweeneey Soomaaliyeed oo ku nool gobolka waqooyi bari ee Kenya, waa qof ku taqasustey sancada dhaqanka ee gudniinta fircooniga, macaamiisheedana waxa ay ka yimaadaan Yurub iyo Maraykanka. Waxaa la sheegey in waalidiin gabdhahooda ka keena wadamada Yurub iyo America in ay geeyaan gudiga haweeneydani, waxayna hashii gabadh ku guddaa lacag […]

September 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented