Home » September 28th, 2014 Entries posted on “September, 2014”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maamuud oo saaka si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Barmuudo News:- Waxaa Saaka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo kasoo qeyb galay shir ka dhacay Magaalada New yourk ee Dalka Mareykanka. Madaxweynaha iyo xubnaha lasocday waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaga hortagay si weyna ugu soo dhaweeyay Xubno katirsan Dowlada Soomaaliya […]

September 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Xassan Sheekh oo xaqiijiyay Khilaafka kala dhexeeyo R/wasaaraha dalka C/weli Sheekh axmed

Barmuudo News:- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa waxa uu wareysi xasaasi ah siiyay Laanta Af-Soomaaliya ee VOA ku xaqiijiyay inuu jiro Khilaafka baryanaahi la sheegaayay. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in Khilaafka xoogiisa uu yahay mid ka dhashay Arrimaha Dowlada, waxa uuna Tilmaamay in […]

September 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Galmudug oo ka hadashay damaca Maamulka Puntland ay ka qabto qabsashada Deegaanada Mudug

Barmuudo News:- Faysal Cabdi Jimcaale oo ah Afhayeenka Maamulka Galmudug oo ka hadlaayay dhaqdhaqaaqyada Ciidamada Maamulka Puntland, ayaa waxa uu sheegay inay tahay mid aan istaajin doonin Siyaasada Maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay in Talaabooyinka ay qaadayaan Ciidamada Puntland iyo Madaxdooda aysan noqon doonin mid ciriiri ku noqota Siyaasada Maamulka Galmudug. Haddalka Afhayeenka Maamulka, ayaa […]

September 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka garoonka gaalkacyo oo si adag uga hadlay warar ay baahiyeen Warbaahinta Afka soomaaliga lagu qoro

Barmuudo News:- Saciid C/raxman oo ah Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la hadlay Warbaahinta ayaa mar kale beeninyay in wararka sheegaya xirnaanshaha garoonka uu yahay mid been abuur ah. Waxa uu sheegay in Garoonka uu shaqaynayo sida cadada ahaydna ay Maanta oo Jimco ah soo degeen oo keliya Diyaradahii Jaadka ee ka yimada dhanka Dalka […]

September 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Alshabaab oo Baraawe ku dilay Haweeney la sheegay inay sameysay Fal aan wanaagsaneyn

Barmuudo News:- Wararka naga soo gaarayo dhanka Magaalada Baraawe ayaa sheegaya in Kooxda Alshabaab ay manta oo Jimco aheyd halkaasi ku dileen Haweeney ay ku eedeeyen inay isla guursatay Seddex nin oo kala duwanaa. Haweeneydaani dhagaxa lagu dilay ayaa waxaa magaceeda lagu sheegay Safiya Axmed Jimcaale, waxa ayna sheegeen inay ka talaabtay sharciga. Dilka Haweeneyda […]

September 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ma Dhab baa Sanbalooshe in uu doonayo hal dhagax inuu ku dilo labo Shimbirood (Akhri Warbixin & hadal heynta Muqdisho) !!

Barmuudo News:- Hadal heeynta ugu badan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay noqotay qorshe hoose iyo abaabul uu la soo baxay taliyihii hore ee Nabadsugida Mr.Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo markaan dhanka siyaasada si toos ah ugu soo jeestay. Masuulkaan ayaa waxa uu wadaa 2 qorshe oo macquul ay noqon karto in uu midkood ku guuleeysto […]

September 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Guddi Heer Wasiir ah oo loo saaray jahawareerka maalmihii la soo dhaafay ka jiray Dakedda Muqdisho

Barmuudo News:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya shirkooda waxaa guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Cabdi weli Sheekh Axmed, iyadoo kulanka lagu amba qaadey ka doodista Hindise-sharciyeedyo golaha hor yaallo. Shirka qeybtiisa hore ayaa wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga looga dhageystay xaaladda amni ee dalka iyo howl-gallada dalka ka socda, iyadoo si qoto dheer looga […]

September 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal dhaliyay Qasaaro dhimasho iyo Mid dhaawac oo goordhaw ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo

Barmuudo News:- Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in goordhaw Koonfurta Magaaladaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah. Dagaalka ayaa dhax maray kooxo Burcad Badeed dhawaan lacago madax furasho ah kusii deysay Wariye Mareykan ah oo in mudo ah ay heesteen , waxaana […]

September 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka Golaha Amaanka oo Newyork ka furmay iyo Barak Obama oo Jeediyay Khudbad aan caadi aheyn

Barmuudo News:- Waxaa Magaalada Newyork ee Xarunta Golaha Amaanka Ee QM ka Furmay Shirka Golaha loo dhanyahay ee QM oo ah Shir Sanadle ah kaasi oo uu goor dhow furay Madaxweynaha Dalka Mareykanka Mr Barak Obama, iyadoo shirka looga hadlayo arrimo kale duwan oo quseeya dunida. Ajandaha ugu waaweyn ee shirka ayaa la sheegayaa inuu […]

September 25th, 2014 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Ururka Jund al-Khilifa oo sheegay in ay dileen muwaadin Faransiis ah oo ay ku afduubteen dalka Aljeeriya ( Sawiro )

Barmuudo News:- Ururka Jund al-Khilifa ee dalka Aljeriya lalana xiriiriyo ururka IS ee wadamada Ciraq iyo Siiriya ayaa qoorta ka gooyay nin u dhashay dalka Faransiiska oo ay afduub ku haysteen iyagoo hore ugu hanjabay inay dilayaan haddii aysan dowlada Faransiiska joojin duqeynta deegaano ka mid ah dalka Ciraaq. Herve Gourdel oo 55 jir ah […]

September 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented