Home » October 30th, 2014 Entries posted on “October, 2014”

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka oo masuuliyada khilaafka taagan ku eedeeyey raisul wasaaraha dalka

Barmuudo News Waxaa shalay galab kulan kub yeeshay magaalada Muqdisho xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia iyo siyaasiyiin kale, kaasoo looga hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda dowlada. Kulankan ayaa waxaa ka hadlay xubno kala duwan oo ku dheeraaday khilaafka taagan iyo habka loo xalin karo, iyagoo walaac ka mujiyey waxyaabaha ka iman kara haddii uu […]

October 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay Dubai

Barmuudo News Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta  iyagoo ka qeybgalaya shir heer caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha burcad badeeda Soomaaliya, Shirka  oo lagu qabanayo magaalada Dubai ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan beesha caalamka kuwaa oo ka hadli […]

October 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ban Ki-moon iyo Madaxweynaha Bankiga Adduunka oo taageero u ballanqaaday amniga iyo horumarinta gobolka

Barmuudo News Muqdisho, 29ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika dhammaantiisa. Booqashada wadajirka ah ee heerka sare ayaa imanaysa waqti […]

October 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

R/wasaaraha oo Fuliyay Dardaarankii Garowe

Ninka magaca Soomaliyeed, midabbaduu yeelay, Mujrimyada munaafaqa fakaday, midigta siinaaya, Maqanaha iyo joogaha ra’yiga, meel ka wada Qaata,Oo aragtidooduna mid tahay, kalana meeraysta, Mataanaha habeenkii u shira, murugada Soomaali, Haddaad mooddey inan moognahoo, marayo baaqiinnu, Marti kibirtey waa ba’an tahay, iyo magan carootaaye, Isa soo mutuxa waa waxaa, naga macaashtaane. Cabdulle Raage oo ka hadlaya […]

October 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Sawirro: Faarax C/qaadir oo arrin yaab leh ka dhigay shirkii golaha wasiirada

Saraakiil ka tirsan xafiidka Ra’iisul wasaare Cabdi Weli, ayaa noo sheegay in Farax C/qaadir oo ah wasiirkii dastuurka ee la geeyey wasaaradda xanaanada xoolaha uu xalay ka qeyb galay shirkii golaha wasiirada. Si kastaba arrinta yaabka leh ayaa ah, sida ilo-wareedyada Sheegayaan, in Farax uu sharxay waxqabadka wasaaradiisa caddaalada iyo arrimaha garsoorka intii lagu guda […]

October 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Xog: Xil ka qaadistii Faarax oo qeyb ka ah heshiis qarsoodi ah oo ka dhacay…

Xog cusub, oo aynu helnay ayaa sheegeysa in xil ka qaadistii uu ra’iisul wasaare Cabdi Weli ku sameeyey wasiirka dastuurka Faarax C/qaadir ay qeyb ka ahayd heshiis qarsoodi ah oo dhinac socday heshiiskii uu Garoowe kula galay maamulka Puntland. Xubno arrintan xog ogaal u ah ayaa noo xaqiijiyey in laba Cabdi Weli ay isla meel […]

October 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Beledwey

Barmuudo News Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqado ka hor gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, kadib markii uu saakay tagay degmada Ceelbuur. Wafdiga Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada, waxaana ay wada hadalo la yeesheen Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan iyo odayaasha dhaqanka magaalada. Booqashadan Beledweyn ayaa la xiriirta sidii maamulka Gobolka […]

October 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Benzema, Robben & Lahm Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Champions League-ga

Goolhayaha kooxda Olympiakos Roberto ayaa si fudud kusoo galay kooxda ugu wanaagsan Champions League xili cyiaareedkaan kadib markii uu sameeyay wax qaas ah kulankii ay kooxdiisa xalay kaga badisay Juventus oo marti ku aheyd Athens. Daafaca Bayer Leverkusen Guilio Donati ayaa ku jira shaxda kaas oo waxqabad muuqda sameeyay kulankii ay guusha ka gaareen Zenit […]

October 23rd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Barmuudo News Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa in saako uu dib ugu soo labato dalka. Qaban qaabo ku aadan soo dhaweeynta R/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa saaka ka socota garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradah ayaa waxaa ku sugan wasiirro. xildhibaanno  iyo mas’uuliyiin kale oo […]

October 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Group G: Chelsea Oo Ku Bar Baratay Naadiga Moribor Kulan Halyee Drogb Uu Shabaqa Taabtay

  Barmuudo News Macalin Jose Mourinho hadalkiisa ayuu ka dhabeeyay madaama uu horey u sheegay in kooxdiisa aysan marnaba dhayilsan doonin naadiga Moribor sidaa darteed Chelsea ayaa ku xaaqday kooda reer Slovenia 6-gool. Kulankan xiisaha badan waxaa gool ku daah furay Loic Remy oo gool qurxoon dhaliyay daqiiqadii 13-aad balse xidigan gookii uu dhaliyay ayuu […]

October 22nd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented