| | 2 views

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

images

Barmuudo News

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa in saako uu dib ugu soo labato dalka.

Qaban qaabo ku aadan soo dhaweeynta R/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa saaka ka socota garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradah ayaa waxaa ku sugan wasiirro. xildhibaanno  iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda,  kuwaasoo u diyaarsan soo dhaweeyna R/wasaaraha iyo wafdiga la socda.

R/wasaaraha dalka ayaa booqasho ku tegay dalka Burundi iyo wadamo ka tirsan Afrikan ah.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=5387

Posted by on Oct 22 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented