Home » October 22nd, 2014 Entries posted on “October, 2014”

Luiz Adriano Oo Barbareeyay Rikoorkii Champions League Ee Lionel Messi, Kuwa Cusubna Dhigay.

Barmuudo News Luiz Adriano ayaa dhaliyay shan gool hal kulan oo Champions League ah isagoo barbareeyay Lionel Messi, iyagoo ah ciyaartoyda kaliya ee shan gool hal kulan ka dhaliya Champions League. Adriano ayaa shantaan gool dhaliyay kulankii ay kooxdiisa Shakhtar Donestk ay xalayto 7-0 ku xasuuqday kooxda BATE Borisov oo marti loo ahaa. Laakiin Luiz […]

October 22nd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Hordhaca Group B UCL: Maxaa Kala Heysta Liverpool Iyo Real Madrid Caawa?

Barmuudo News Brendan Rodgers ayaa sheegay insyan daah ka saarenyn howsha u taala kooxdiisa Liverpool marka ay caawa Anfield ku soo dhaweynayaan kooxda goolasha badan dhalisa ee Real Madrid. Los Blancos ayaa marti u ah Merseyside caawa kulan ka tirsan Group B Champions League, iyagoo soo badiyay todobadii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan, […]

October 22nd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Hordhaca Group D UCL: Arsenal Iyo Dortmund Oo Doonaya In Dhibaatooyinkooda Horyaalka Ay Isku Ilowsiiyaan Champions League.

  Barmuudo News Kooxda Gunners ayaaa waxaa weli ka maqan xiddigo badan oo furo u ah kulanka ay u safrayaan Belgium iyagoo raadinaya inay soo yareeyaan farqiga u dhaxeeya iyaga iyo kooxda hogaanka u heysa Group-ka ee Borussia Dortmund. Arsene Wenger ayaa waxaa heysta walaac la xiriira dhanka daafaca ka hor kulanka ay caawa la […]

October 22nd, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO”

Barmuudo News Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho gaar ahaanna dadkii shacabka ahaa ee ay dhaawacyadu kasoo gaareen qaraxyadii lala eegtay qaar ka mid ah maqaayadaha ku yaala magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Guddiga Adeegga Bulshada waxa ay warbixin ku aadan […]

October 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ciyaarta Tirooyinka: Messi Iyo Ronaldo Oo Ku Tartamaya Rikoorka Champions League.

Barmuudo News Iyadoo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay ku dagaalamayaan inay kubada cagta u qaadaan heerkii ugu sareysa, rikoorka gooldhalinta Champions League ayaa ah meeshii ugu danbeysay ee ay ku dagaalamaan. Labada xiddig ee adduunka ugu fiican ayaa mar kale galaya taariikhda kubada cagta. Labada xiddig ayaana qarka u saaran inay jabiyaan rikoorka halyeeyga […]

October 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Sawirro: Maxkamadeynta Qaar kamid ah Suxufiyiinta u Xiran Dowladda oo Dib Loo Dhigay

BarmuudoNews Muqdisho (Sh M Network) — Waxaa Maanta dib loo dhigay dhegaysiga dacwada qaar ka mid ah Suxufiyiinta Shabelle Media Network oo maanta la hor keenay Maxkamada Gobolka Banaadir. Barqanimadii maanta ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir waxaa la soo taagay Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Guddoomiyaha Shabelle Media Network iyo Wariye Axmed Cabdi Xassan halka jeelka looga soo […]

October 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo booqday weriyeyaal siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay Muqdisho

Barmuudo News Booqashadan uu Wasiirka Warfafainta iyo Hanuuinta Dadweynaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow uu ugu tagay wariyeyaal dhaawacyadoo lagu dabiibayo cisbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku wehliyey Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, mudane Cabdullaahi Colaad Rooble iyo Agaasimaha Warbaahinta Qaranka mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala. Wariyeyaasha uu Wasiirka iyo mas’uuliyiita […]

October 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Nin Aroortii Hore Sakay Lagu Gubay Xafada 5ta Geed Dagmada Hwadag.

October 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daley Blind Oo Man United Guul Daro Ka Badbaadiyay, Xili ay West Brom Lagashay Barbaro 2:2 Ah

Barmuudo News Man Uniteda ayaa barbaro 2:2 ah la gashay kooxda West Brom. Daley Blind ayaa kooxdiisa dhamaadkii ciyaarta ka badbaadiyay guul daro xanuun badan oo ay kala soo huleeli lahayd West Brom. Man United ayaa West Brom gurigeeda marti ugu hayd , waxayna doonaysay inay guusheedii saddexaad oo xidhiidh ah ka soo gaadho, si […]

October 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Nigeria Oo Laga Yaabo Inay Marti Galiso Koobka Qaramada Qaarada Africa Ee 2015

Barmuuda news Madax wayne ku xigeenka FA ga Nigeria ee Seyi Akinwunmi ayaa sheegay inuu wadankiisa Nigeria awoodo inuu marti galiyo tartanka koobka qaramada Africa ee Afcon. Tan iyo markii ay Morocco ka baxday marti galinta tartanka qaramada Afrika ayay dhibaato soo food saartay xidhiidhka kubbada cagta Afrika ee CAF. Waxayna raadinayaan wadankii Morocco kala […]

October 21st, 2014 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented