Home » December 31st, 2014 Entries posted on “December, 2014”

War deg deg ah kooxa huybeysan oo saakay mogdisho ku dilay mid ka mid ah injineerada sameeya nalalka cad ceeda kushaqeeya

kooxa hubeysan oo heebtooda aan laga ran ayaa saakay xaafada carafaad ee degmada yaaqshiid waxa ay ku mileen mid kamid  ah injineerada sameeya nalalka cadceeda ku shaqeeya aydoona kooxihii dilkaa geestay goobata ay isaga baxsadeen  waxaana goobta soogaara ciidmo katirsan dowlada soomaaliya oo halkaasi kabilaaway howlgal lagu soo qabanayo ragii geesstay dilka injineerkan ma ahan […]

December 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Taliska xooga dalka oo sheegay in dagaal ka dhacay gobolka hiiraan lagu dilay sarkaaal sare oo katirsan alshabaa

Taliyaha guutada 12 tobanaad ee ciidanka melateriga janaraal max’uud maxamed qaafoow ayaa  kawar bixiyay dagaal ka dhacay inta udhaxeysa degaanka buulo murte iyo jalalaqsi ayaa waxa uu sheegay iany ku dileen rag katirsan alshabaab gaar ahaan  saraakiil sar sare. Taliye qaafoow ayaa waxa uu sheegay ilaa lawo dagaalame oo ka tirsan alshabaab inay ku qabteen […]

December 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Sirdoonka Kenya oo Maanta xoog ku kaxeystay Sakariye Ismaaciil oo gacanta Dowlada ku jirey

(BARMUUDO.COM):-Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Ceelwaaq inay maanta weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada oo gacanta ku hayay Sarkaal alshabaab ka tirsanaa oo dhawaan isku soo dhiibbay Dowlada . Ciidamada Kenya ayaa xoog kula wareegay sarkaalka Alshabaab ka soo goostay ee lagu magacaabo Sakriye […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxo hubeysan oo maanta haweeney ku toogtay Degmada Dharkenley

(BARMUUDO.COM):-Degmada Dharkenley magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu toogtay Haweeney ka howlgeli jirtay Bangi Muqdisho ku yaa;. Kooxo Baastoolado ku hubeysan ayaa haweeneyda waxay ku togteen Xaafada Dabakaayo Madoow ee Degmada Dharkeynley waxana lagu magacaabi jirey Maryan Axmed Bootaan. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada oo ku soo baxay goobta ay […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Kulanka Dad Weynaha iyo Guddoomiye Muungaab+SAWIRO.

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab”ayaa Maalin walba oo Isniin ah Ku qaabila Xafiiskiisa Degmada Hiliwaa Dadweynaha Soomaliyeed si uu u dhageysto Cabashada, Tallooyinka,Fikradaha Wax Dhisaya iyo Aragtidooda Guud. “Muungaab:Aniga la ima weynin maalin walba oo isniin ah waa Maalinta Shacabka(Puplic Day) ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo isagoo Boqolaal Dad weyne […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mas’uul ka tirsan Maamulka Degmada Yaaqshiid oo maanta la toogtay

(BARMUUDO.COM):-Rag hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay goor dhow Degmada Yaaqshiid ku toogteen Sarkaal ka tirsanaa Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay Rabi ha u naxariistee oo lagu magacaabi jirey Axmed Maxamed Goobe ayaa ahaa Xoghayihii Laanta Suuq Bacaad degmada Yaaqshiid. Ciidamada Dowlada ayaa ku soo baxay waxayna baaritaano ka wadaan halkii […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo la sheegay inay duqeysay sarkaa alshabaab ka tirsan

(BARMUUDO.COM):-War dhanka Mareykanka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in diyaaradahooda aan duuliyaha laheyn ay xalay ku duqeeyeen DegmadaSaakow ee Jubadha dhexe Dalkeena Soomaaliya halkaasoo ay ka taliyaan xoogaga Islaamiyinta Alshabaab. Mareykanka waxay sheegteen inay la eegteen weerarkooda sarkaal sare oo alshabaab ka tirsan inkastoo degmada ay dad badan oo shacab ah ku nool yihiin. […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa duqeymo diyaaradaha mareekanka ay ka geesteen degaanka saakoow

War kooban oo kasoo baxay waaxda sirdooka mareykanka ayaa lagu sheegay in diyaaradaha aanduuliyaha laheen ee mareykanka duqeymo ka geesteen degaanka saakoow ee gobolka jubada hoose waxaana weerarkaas lagu bartilmaameed sanayey saraakiil katirsan uruka alshabaab warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in weerar kaas lagu beegsanayey hogaamiyaha ugu sareeya uruka alshabaab oo […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

naadafa ku nool magaalada mogdisho ayaa maanta waxay dhigeen isa soobax ay ku taaageerayaan reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake

Reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake oo maga caawan mudo seddex iyo toban cisha ah ayaa maga caawistiisa waxaa laga soo dhaweeyay dalka iyo dibadiisa golaha naafada qaranka soomaaliyeed oo maanta kulan kuyeeshay magaalada mogdisho waxa ay soo dhaweeyeen  taageero buuxda u buujiyeen reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake oo madax weyne xasan sheikh uu […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

madaxii sirdoonka alshabaab zakariye ismaaciil oo maanta lagu wado in mogdisho lakeeno

Warar aanu kaheleyno  saraakiisha ku sugan magaalada baardheere xarunta gobolka gedo ayaa sheegaya in zakariye ismaaciil oo ah madaxii sirdoonka alshabaab in loo wareejindoo  magaalada mogaalada mogdisho ayaa arinkaa waxaa saxaafada usheegay korneel cabaas gureey oo ah saraakiisha kusuga magaalada baar dheere ee xarunta gobolka gedo zakariye ismaacii ayaa dhawaanta bishaan ciidamo katirsan dowlada soomaaliya […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented