| | 3 views

faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa duqeymo diyaaradaha mareekanka ay ka geesteen degaanka saakoow

War kooban oo kasoo baxay waaxda sirdooka mareykanka ayaa lagu sheegay in diyaaradaha aanduuliyaha laheen ee mareykanka duqeymo ka geesteen degaanka saakoow ee gobolka jubada hoose waxaana weerarkaas lagu bartilmaameed sanayey saraakiil katirsan uruka alshabaab warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in weerar kaas lagu beegsanayey hogaamiyaha ugu sareeya uruka alshabaab oo halkaasi ka dhawaa.

dowlada mareekanka ayaa baadi goob xoogan waxa ay ugu jirtaa rag katirsan alshabaab ayadoona mareekanka  howlgalo dhanka cirka ah ay ka fulinayan cidamadeeda.

dowlada mareekan ayaa ka mid dowlaha inta badan ciidamadeeda cirka ay howlgalada ka fuliyaan gobolada dalka soomaaliya aya goo ku andacoonaya inay kabaadi goobayaan kooxda mitimiinta alshaab mareekana uu u yaqaano argagixisada.

www.barmuudo.com

c/qani sh xasan maxamed (anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7250

Posted by on Dec 30 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented