| | 4 views

madaxii sirdoonka alshabaab zakariye ismaaciil oo maanta lagu wado in mogdisho lakeeno

Warar aanu kaheleyno  saraakiisha ku sugan magaalada baardheere xarunta gobolka gedo ayaa sheegaya in zakariye ismaaciil oo ah madaxii sirdoonka alshabaab in loo wareejindoo  magaalada mogaalada mogdisho ayaa arinkaa waxaa saxaafada usheegay korneel cabaas gureey oo ah saraakiisha kusuga magaalada baar dheere ee xarunta gobolka gedo zakariye ismaacii ayaa dhawaanta bishaan ciidamo katirsan dowlada soomaaliya gacanta kusoo dhigeen xili uu ku sugnaa  hoygiisa oo kuyaalay magaalada baardheere ee xarunta gobolka gedo.

www.barmuudo.com

c/qani sh. xasan maxamed (anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7244

Posted by on Dec 30 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented