| | 0 views

naadafa ku nool magaalada mogdisho ayaa maanta waxay dhigeen isa soobax ay ku taaageerayaan reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake

Reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake oo maga caawan mudo seddex iyo toban cisha ah ayaa maga caawistiisa waxaa laga soo dhaweeyay dalka iyo dibadiisa golaha naafada qaranka soomaaliyeed oo maanta kulan kuyeeshay magaalada mogdisho waxa ay soo dhaweeyeen  taageero buuxda u buujiyeen reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake oo madax weyne xasan sheikh uu  u maga caaway xilka reysal waasarenimo ee dalka soomaaliya. ayaa kulan kooda waxaa ka hadlay gudoomiyaha gudiga naafada qaran soomaaliyeed cali c/lahi saalax ayaa waxa uu baaq ujeediyay reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake  baaqaas oo ku wajahnaa in reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake latashado golaha naafada qaranka kahor inta uusan soo maga caawin golahiisa wasiirada

Tan iyo markii  loo maga caaway  reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake xilka reysal wasaare nimo ayaa waxaa isa soo tarayey  baaqyada lagu taageerayo reysal wasaare cumar c/rashiid cali sharmaake.

www.barmuudo.com

c/qani sh.xasan maxamed (anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7247

Posted by on Dec 30 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented