| | 5 views

Taliska xooga dalka oo sheegay in dagaal ka dhacay gobolka hiiraan lagu dilay sarkaaal sare oo katirsan alshabaa

Taliyaha guutada 12 tobanaad ee ciidanka melateriga janaraal max’uud maxamed qaafoow ayaa  kawar bixiyay dagaal ka dhacay inta udhaxeysa degaanka buulo murte iyo jalalaqsi ayaa waxa uu sheegay iany ku dileen rag katirsan alshabaab gaar ahaan  saraakiil sar sare.

Taliye qaafoow ayaa waxa uu sheegay ilaa lawo dagaalame oo ka tirsan alshabaab inay ku qabteen dagaalka dhankoodana ay ka dhaawacmeen saddex askari.

Taliyaha guutada 12 tobanaad ee ciidanka melateriga janaraal max’uud maxamed qaafoow ayaa waxa uu sheegay  in howlgalkaas ay sii socon doonaan inta raashiinka gargaarka lagaarsiinayo degmada buule murte halkaas  oo ay ku go’doonsanyihiin caruur  haween iyo da’a oo dhibaateysan waxa uu sheegay taliye qaafoow in ciidankoodu ay ku socdaan amar kasoo baxay madax weynaha jamhuuriyada soomaaliya xasan sheikh maxamuud.

Degmada buule butre ayaa waxaa ku go’doonsan dad isugu jira caruur haween dad da’ aydoona mudooyinkii ugu dambeeyay gaajo iyo oon ugu geeriyoodeen dad badan oo isugu jira caruur haween iyo dad da’a oo halkaas ku go’doonsan.

www.barmuudo.com

c/qani sh.  xasan maxamed (anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7276

Posted by on Dec 31 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented