| | 4 views

War deg deg ah kooxa huybeysan oo saakay mogdisho ku dilay mid ka mid ah injineerada sameeya nalalka cad ceeda kushaqeeya

kooxa hubeysan oo heebtooda aan laga ran ayaa saakay xaafada carafaad ee degmada yaaqshiid waxa ay ku mileen mid kamid  ah injineerada sameeya nalalka cadceeda ku shaqeeya aydoona kooxihii dilkaa geestay goobata ay isaga baxsadeen  waxaana goobta soogaara ciidmo katirsan dowlada soomaaliya oo halkaasi kabilaaway howlgal lagu soo qabanayo ragii geesstay dilka injineerkan

ma ahan markii  ugu horey  kooxa hubeysan ay dil ugeestaan mid ka mid ah injineerada sameeya nalalka cad ceeda ku shaqeeya .

waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay degmooyinka mogdisho kusoo laabanayey dilalka qorsheesan ee loo geysanayo masuuliyiinta dowlada iyo dadka wax galka u ah bulshada soomaaliyeed

www.barmuudo.com

c/qani sh xasan maxamed (anteeno)

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7280

Posted by on Dec 31 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented