Home » December 30th, 2014 Entries posted on “December, 2014”

madax weynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo jaamacada carabta ka codsaday inay ka dhabeeyaantaageerida dowlada

madax weynaha jamhuuriyada soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo masar ku sugan ayaa waxa uulakulmay xog ayaha guud ee jaamacada carabta nabiil alcarabi waxaana uu kala hadlay balan qaadyadii jaamacada carabta ay u balan qaaday dowlada soomaaliya waxa uuna madax weynaha ka codsaday  inay ka dhaweeyaan balanqaadyadii ay jaamacada carabta kabalan qaaday dowlada soomaaliya . dhanka […]

December 30th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Sii hayaha Xilka wasiir ku xigeenka Howlaha Guud oo ugu cad cad siyaasiyiinta ka mid noqonaya xukuumada cusub

(BARMUUDO.COM):-Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ah Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya ayaa warar ku dhow dhow Madaxtooyada waxay sheegayaan inuu ugu cad cad yahay siyaasiyiinta ka mid noqoneysa wasiirada cusub. Ra’iisulwasaaraha cusub Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo la sheegay inuu diyaarshay wasiirada cusub ayaa la sheegay inuu ka mid yahay […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwenaha Soomaaliya iyo Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta oo isku arkay Qaahira

(BARMUUDO.COM):-Madaxweynaha Soomaaliya oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ee Xarunta Dalka Masar ayaa kulan kula yeeshay halkaasi xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta. Labada Mas’uul waxay isla soo qaadeen xiriirka labada dhinac iyo waxyaabihii ka hirgalay balan qaadyadii Jaamacada Carabta u sameeyeen Soomaali Madaxweynaha ayaa markii uu baxayay waxaa qorsha ugu jirey inay is arkaan […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Shuban biyood ka dilaacay Deegaanka Leego

(BARMUUDO.COM):-Wararka laga helayo Mas’uuiyiinta deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. Abuukar C/llaahi oo ah Gudoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay raadiyaha Kulmiye u sheegay in 9 ruux ay u dhinteen shuban biyoodka ka dilaacay deegaanka uu madaxda ka yahay. Gudoomiyaha wuxuu […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Meydka Wadaad Muslim ah oo laga helay Waqooyi bari Kenya

(BARMUUDO.COM):-Deegaanka Embu oo ku yaala waqooyi bari dalka Kenya waxaa laga helay Meydka Wadaad Muslim ah kaasoo ay dileen Ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa la baxay la dagaalanka waxa ay ku sheegeen argagaxisada. Alle ha u naxariistee Marxumka waxaa la ortan jirey Maxamed Cali Qeyr kaasoo ciidamada Kenya ay ka soo qabteen Magaalada Gaarisa khamiistii […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowlada oo awood milateri raashin gar-gaar ku gaarsiinaya Magaalo ay go’doomiyeen Alshabaab

(BARMUUDO.COM):-Ciidamo ka tirsan Milataarka Dowlada Soomaaliya oo maalmihii ugu danbeeyay isku urursanayay Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka lagu wadaa inay duulaan qaadaan. Sida wararka aan ku helnay ciidamada ayaa doonaya inay xoog raashin ku geeyaan Magaalada Buulo Burde halkaasoo ay go’doomiyeen xoogaga xarakada Alshabaab. Maalmihii ugu danbeeyay raashinka wuxuu iska yaalay Jalalaqsi iyadoo […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Qaahira +SAWIRO

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo wafdigiisa ay ka mid yihiin siihaye yaasha wasaaradaha arrimaha dibedda,Maaliyadda,Tacliinta sare,Dastuurka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Qaahira kusoo dhaweeyay wasiirka tacliinta dalkan Masar. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira u yimid casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhigiisa dalkan C/fitaax Siisii isagoo kulamo muhiim ah la qaadan doono inta uu […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

ciidamo katirsan dowlada soomaaliya oo saakay uruqaansaday degaanka jalalaqsi ee xarunta gobolkaasi hiiraan

ciidamada  katirsan dowlada soomaalaaya ayaa saakay usii ruqaansaday degaanka jalalaqsi ee xarunmta gobolkaasi hiiraan halkaasi oo mudooyinkaan ay ku go’doonsanaayee raashiin gar gaar ah oo ay soo dirtay dowlada soomaaliya oo loogu talagay in lagaarsiiyo dadka ku go’doonsan degaanka jalalaqsi  waxaana cabsi laga qababa in dagaalo dhexmaraan ciidamada dowlada ee raashiinka gaarsiinaya degaanka jalalaqsi iyo […]

December 29th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanada oo Maanta ka dooday miisaaniyada iyo wasiirka maaliyada oo berto looga yeeray shirka

(BARMUUDO.COM):-Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shir ku yeeshay xaruntooda Magaalada Muqdisho halkaasoo lagu guda galay mooshin hore loogu soo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka. Kulanka Maanta waxaa shir gudoominaayay guddmooiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad waxaana miisa saarnaa moooshinka Miisaaniyadda sanadka 2015. Ugu horeyn waxaa warbixin laga dhageystay guddiga Maaliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya […]

December 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mungaab “Madaxda dalku waa inay soo degaan Degmooyinka ka shisheeya wadada wadnaha” +SAWIRO

(BARMUUDO.COM):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay munaasabad soo dhaweyn ah waxay u sameeyeen Ra’iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake. Munaasabada waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo Dowlada ka socday, Madaxda Maamulka G/banaadir oo qaban qaabada lahaa iyo Ra’iisulwasaare CCC Sharmaake waxaana halkaaasi laga jeediyay khubadbado kala duwan. Jen,Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Gudoomiyaha […]

December 28th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented