Home » January 31st, 2015 Entries posted on “January, 2015”

Qarax ka dhacay Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose

BARMUUDO.COM Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Gaari ay wateen Ciidamada Kenya ee AMISOM-ta qeyb ka ah Qarax lagula eegtay Duleedka Degmada Afdmadoow ee Gobolka Jubada hoose. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhashay khasaare  dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Askarta Kenyaanka ah ,balse tirada lama xaqiijin . Qaraxa […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

RW Cumar oo Barlamanka Codsi Adag ka hor jeediyay

BARMUUDO.COM Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wuxuu maanta uu hortagey Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya. Ajandaha maanta ee kulanka Baarlamaanka wuxuu ahaa in codka kalsoonida loo qaado labaatanka Wasiir, ee uu Ra’iisal Wasaaruhu soo magacaabay 27-kii bishaan. Ra’iisal Wasaaraha oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu ka codsaday in fursad […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirro Horu-dhaca Shirka BFS uga socda Magalada Xamar & Xaalku siduu yahay

BARMUUDO.COM Xildhibaannada oo laba laba iyo koox koox u sheekeysanaya ayaa is-weydiinaya aragtidooda, qaar baa beelahooda cadaadis ku saareen inay ansixiyaan xukuumadda, halka qaarka kalena ay diidan yihiin sida wax u dhaceens waxay ku shabakada barmuudofaraxsantahay inay toos idiinkula socod siiso wararka xarunta golaha Shacabka, waana sawirradii ugu horreeyay oo Internet-ka lagu soo daabaco.

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

DEG DEG: Mareykanka oo xaqiijiyay geerida Sarkaal muddo uu ku daba jiray, Waa Kuma?

BARMUUDO.COM Militariga dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in khabiir dhanka hubka kiimikada ah oo ka mid ahaa dowladda Islaamka (Daacish) lagu dilay duqeyn diyaarado ay ka fuliyeen dalka Ciraaq. Mareykanka ayaa sheegaya dhimashadan ninkan oo lagu magacaabay Abu Malik, ay dhabar jab ku tahay awooda Daacish ay ku sameysan lahayd hub kiimiko ah. Abu Malik ayaa […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

DEG DEG: RW Cumar oo Barlamanka DFS ka codsaday in waqti dheerada markale Siiyaan

BARMUUDO.COM Shabakada BARMUUDO.COM ayaa heshay xog ku aadan in maanta laga yaabo in uu dib u dhac ku yimaado kalsooni u qaadista Golaha Wasiirada Cusub uu dhawaan soo dhisay Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid. Warar aan heleno ayaa sheegaya in R/Wasaaraha Soomaaliya oo ka cabsi qaba in xukuumadiisa ay ay si fudud ku weyso codka kalsoonida […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

LIVE MUQDISHO: Maxaa ka socda Xarunta golaha Shacabka Barlamanka Soomaaliya?

BARMUUDO.COM Maanta oo ku beegan 31 Janaayo 2015 maalin Sabti ah ayaa waxa la filayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Codka Kalsoonida loogu qaado Xukuumada Cusub ee lasoo dhisay dhawaan. R/wasaare CCC Sharma’arke ayaa waxa uu isagu maanta horgeyn doonaa 20 Wasiir uu soo magacaabay Baarlamaanka si ay kalsoonida usiiyaan. […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Facshirka Amin Arts & Sawir Xaqiiqda Villa Somalia Kashifay (Hiigsiga Sanadka 2016)

BARMUUDO.COM Farshaxanka aragtida fog ee Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed qosol badan ka sameeyay Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan R/wasaare Cumar C/rashiid iyo hiigsiga 2016.  

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Sir-Cusub: Maxaa U qorsheysan RW CC Hadii BFS Ansixin waayo Xukumadiisa Cusub…?

BARMUUDO.COM Sida aan wada ognahay 12/01/2015 RW cumar C/rashiid wuxu so magacaabay gole wasiiro cusub oo ay ku Jiren Wasiiradii markii hore uu ka dhashay Khilaafkii lagu riday xukumadii uu R/Wasaaraha ka ahaa C/Wali Sheikh Axmed. kadib muran iyo is qabqabsi badan oo ka dhashay golaha wasirada cusub ee usoo magacabay R/Wasaare Cumar C/Rashiid wuxu […]

January 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaali qaxooti ku ah Dalka Swaziland dhibaato badana loo geystay oo Dowlada soo gaarsiiyay cabashadooda.

Qaar badan oo ka mid ah Soomaalida qaxootiga ku ah Dalka Swziland ayaa ka cabanaya dhibaatooyin badan oo loogu geystay dalkaasi . Mid ka mid ah dadkaasi oo ka badan labaatameeyo ruux ayaa qoraaal soo gaarsiiyay Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya. Cabashada shaqsigaasi oo la soo gaarsiiyay  Xildhibaan C/ladiif Muuse Nuurayaa u qorneyd sidan: […]

January 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Khasaare nafeed oo ka dhashay Guri ku soo dumay qoys deganaa Degmada Hodan

(BARMUUO.COM):-Waxaa saka guri ku soo dumay qoys ku dhaqnaa Degmada Hodan kuwaasoo ka koobnaa Hooyo,Aabe iyo 2 caruur ah.Inta la ogyahay waxaa dhintay aabihii halka hooyadiina uu soo gaaray dhaawac iyaadoo loo qaaday goobaha caafimaaadka. Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Hodan Maxamuud Xasan Cali oo xaqiijiyay geerida iyo dhimashada ku timid qoyskaasi ayaa tilmaamay in […]

January 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented