| | 4,900 views

Quruxda Raga Xageey ku Jirta Xageysa Dumarku Shegeen in ay ku Jirto Quruxda Raga.

10365723_1415796085367249_2977200662986725302_n-300x160BARMUUDO NEWS

Markaa laga hadlayo quraxda raga taas waa wax iska caadi ah waayo quruax marka la soo hadal qaado qof walba waxaa niyadiisa kusoo dhacda arimo badan ku waas oo ay kamid tahay dumarka is qurxiya iyo kuwa aan is qurxin lkn hadii aan nahayBARMUUDO .COM waxaan ka hadli donaa halka ay ku jirto quruxda raga.

Dumarka waxaa ay jecelyihiin raga qurxda badan sidoo kale dumarka waa lamid marka aduunka waxaa qof walba jecelyahay in uu noqdo qofka ugu quruxda badan waayo taas waaa lawada jecelyahay.

Quruxda raga waxaa ay ku jirta meel badan lkn waxaa la isku raacay in ay inta badan ay ku jirto marka uu ninka raga ah uu sameyo alimito badan waayo markaas waxaa soo baxay murqihiisa.

Ninka murqaha weyn kaas waa nin aad u qurxoon

Ninka dheer ee hadana xogaan hilibka leh kaas waa nin aad u qorxoon

XAFIISKA WARQABADKA MUQDISHO

CADNAN C/LAAHI MR.NAAIF

0615742134

Short URL: http://barmuudo.com/?p=7942

Posted by on Jan 21 2015. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Quruxda Raga Xageey ku Jirta Xageysa Dumarku Shegeen in ay ku Jirto Quruxda Raga.”

  1. waaaaaaaaaaw wanka hele
    waad ku mahad san tihiin bahda barmuudo

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented