| | 5 views

DEG DEG: Mareykanka oo xaqiijiyay geerida Sarkaal muddo uu ku daba jiray, Waa Kuma?

breaking-news-150x150BARMUUDO.COM

Militariga dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in khabiir dhanka hubka kiimikada ah oo ka mid ahaa dowladda Islaamka (Daacish) lagu dilay duqeyn diyaarado ay ka fuliyeen dalka Ciraaq.

Mareykanka ayaa sheegaya dhimashadan ninkan oo lagu magacaabay Abu Malik, ay dhabar jab ku tahay awooda Daacish ay ku sameysan lahayd hub kiimiko ah.

Abu Malik ayaa la sheegayaa inuu u ahaa injineer dhanka hubka kiimikada ah dowladdii Sadam Xuseen, ka hor intaan xilka laga tuurin 2003-dii.

Khilaafada Islaamka waxa ay maamushaan dhul ballaaran oo ka tirsan Suuriya oo ah halka dowladda ay ku burburineyso hubkeeda kiimikada ah, balse lama cadeynin in dhammaan maqaasiinadeeda la baabi’iyay

Xafiiska Warqabadka Muqdisho
C/weli Xasan Maxamuud (Tarabatoni)

WQ>CADNAAN C/LAAHI MR.NAAIF

Short URL: http://barmuudo.com/?p=8418

Posted by on Jan 31 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented