Home » February 28th, 2015 Entries posted on “February, 2015”

Ra’iisal wasaare ku xigeenkii hore ee Dalka Ruushka oo lagu toogtay Moscow+SAWIRRO

(BARMUUDO.COM):-Wararkka ka imaanaya magaalada Moscow ee caasimada Ruushka ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay Ra’iisal wasaare ku xigeen hore ee Dalka Ruushka Boris Nemtsov. Kooxo hubeysan oo dilkaasi fuliyay ayaa markiiba baxsaday iyadoo aaney jirin wax ciidamo ah oo markiiba raad raac ku sameeyay kooxahaasi. Siyaasiga Boris Nemtsov waxaa la sheegay inuu si wen u […]

February 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkadaha Soomaaalida ee Xawilaadaha Mareykanka oo dib loo furayo 

(BARMUUUDO.COM):-Dhamaan shirkadaha Soomaalida ee Xawilaadaha lacagaha ayaa la shacaiyay inay beri oo axad ah dib u furmi doonaan kadib markii dhawaan albaabada loo laabay. Cabasho xoog leh ayaa ka timid madaama kumanaan qoys oo Soomaali ah ay biiilka ka heleen ehaladooda ku dhaqan dalka Mareykanka. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in talaabada dib loogu furayo […]

February 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Nin Saaka Toorey lagu dilay Degmada Xamarweyne

(BARMUUDO.COM):-Nin Toorey ku hubeysan ayaa saaka nin kale waxaa uu ku dilay xaafada viyo ejito Degmada Xamarweyne Magaalada Muqdisho. Ninka la dilay oo magaciisa lagu soo koobay C/qaadir Laangaro ayaa waxaa la dhaawac ahaan looga qaaday goobta lagu dilay laakiin intaan isbitaaal la gaarsiin ayuu geeriyooday waxaana la geeyay saldhiga Degmada Xamarweyne. Ciidamo ka tirsan […]

February 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shariif Xasan iyo Cali Geedi oo ku guuleystay in Maxamed Cumar Waayeel lagu badalo Cumar Furdug

(BARMUUDO.COM):-Warar lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaya in Siyaasiyiinta kala ah Cali Maxamed Geedi iyo Shariif Xasan Madaxweynaha Maamulka K/galbeed ay ku guuuleysteen ololihii ay ugu jireen in Waayeel lagu badalo Xildhibaankii dhawaan qaraxa ku geeriyooday ee Cumar Furdug. Doraad ayay ahayd markii Odayaal ka soo jeeda Beesha Galmaax uu ka soo jeedo […]

February 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada Dr. Dufle Oo la gudoonsiiyey bilad Shaqsiga Ugu wanagsan Sanadka

barmuudo.com Machadka caalamiga ah ee Giuseppe Pitre oo xaruntiisa dhexe ay ku taalo magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga ayaa shaqsiga sanadka 2015 u aqoonsatay Prof. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, iyagoo gudoonsiiyey abaal marin qaali ah. Xaflad si wanaagsan loo agaasimay oo arintan la xiriirta ayaa waxaa lagu qabtay tiyaatarka […]

February 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Xaalada Caafimaad ee Max’ed Cumar Carte

barmuudo.com Ra’isul wasaare ku-xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib oo kamid ahaa Mas’uuliyiintii ku dhaawacmay Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay Centeral Hotel ee Magaalada Muqdisho, ayaa rajo wanaagsan laga muujinayaa xaaladiisa Caafimaad. Mid kamid ah Mas’uuliyiinta la socta dhaawaca Ra’isul wasaare ku-xigeenka ayaa kusoo waramaaya in Xaalada Maxamed Cumar Carte Qaalib, ay tahay mid […]

February 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

barmuudo.com Safiirka midowga yurub u qaabilsan soomaaliya Michele Cervone d’Urso oo ay dhinacyada ka fadhiyeen taliyaha xilka wareejinaya ee howlgalka midowga yurub u qaabilsanaa tababaridda ciidamada Soomaaliya Bridg Gen Massimo Mingaradi iyo taliyaha cusub ee xilka la wareegaya Bridg gen Antonio Maggi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay halka u […]

February 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyihii Gobolka Bari oo ka bad baaday weerar

barmuudo.com Wararka laga helayo Magaalada Bosaso ayaa sheegaya in xale la weeraray Guriga Gudoomiyaha Gobalka Bari C/samad Maxamed Galan. Kooxo hubaysan oo aan weli la sheegin Cida ay ka tirsan yihiin ayaa weerar ku qadeen Guriga uu Magaalada Bosaso ka degganyahay Gudoomiyaha Gobalka Bari Galan. Ilaalada Gudoomiyaha ayaa iska cabiyay weerarka uga yimid kooxaha Hubaysan […]

February 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan loogu baroor diiqayay Allaha u naxariistee Maxamed Aadan Guuleed “Caano-geel” oo xalay lagu qabtay Muqdisho

barmuudo.com Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu baroor diiqayay gudoomiye ku xigeenkii gobolka “Caano geel” oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay hotelka Centeral ee Muqdisho. C/qaadir Maxamuud Dhalxa oo ah agaasimaha xafiiska guydoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka sheekeeyay taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee “Caano […]

February 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha Galmaax oo Baaq u Jeedisay Guddoonka Baarlamaanka, Digniina u jeedisay madax ka tirsan Dowladda Federaalka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beelaha Galmaax Yoonis ee ku abtirsata beel weynta Abgaal Cusmaan, kulankaasi oo looga hadlay arrimo ku saabsan Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Cumar Furdug) oo ku geeriyooday qaraxii Hotelka Central ee Muqdisho ka dhacay. Shirka beesha Galmaax ay maanta ku yeelatay Muqdisho, […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented