Home » February 26th, 2015 Entries posted on “February, 2015”

WAR DEG DEG AH: Weerar hoobiyayaal ah oo lagu qaaday madaxtooyada Vila Somalia

(BARMUUDO.COM):-Waxaa goor dhow oo maanta dhowr madfac ay ku soo dhaceen xarunta Madaxtooyada Villa Somalia halkaasna waxaa ka dhashay khasaare nafeed. Madaafiicda labo ka mid ah waxay ku dhaceen halka baabuurta la dhigto madaxtooyada waxaana la sheegay in khasaare uu jiro xili aa wax faahfaahin ah laga helin kadib markii ciidamada ilaalada madaxtooyadu durba xireen […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa dib u dhac ku yimid Wadahadalkii Soomaaliya iyo Soomaliland

barmuudo.com Maanta oo Khamiis ah 26-ka Bisha February ayaa loo balansanaa in Dalka Turkiga uu ka Furmo Wadahadaladii Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland,iyadoona la sheegay in uu dib u dhacay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da u Xaqiijiyay in Cilado Farsamo uu dib ugu […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Maaliyadda Dalka oo Addis-Ababa kula saxiixday heshiis Bangiga Horumarinta Africa iyo IGAD “Sawiro”

barmuudo.com Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga Horumarinta Africa iyo Urur Goboleedka IGAD, kaas oo qayb ka ah dadaalada lagu doonayo in lagula tacaalao abaaraha ku soo noq noqda gobolka. Wasiirka Maaliyada Adan oo khudbad ka jeediyey shirka ayaa sheegay in […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

“Sawirro”Dibadbax looga horjeedo xayiraadda xawaladaha Mareykanka oo Muqdisho ka dhacay

barmuudo.com Dibad baxan maanta lagu qabtay fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururada bulshada Rayidka ee gobolka Banaadir, Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana ka qeyb galay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka. Dadweynaha ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay wateen […]

February 26th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Muwaadiniin u dhashay Sri Lanka Oo Burcad Badeeda U Afduubnaa Oo La Sii Daayay

barmuudo.com Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen mudo ka badan Afar Sano oo ay ka afduubteen xeebaha Soomaaliya sanadkii 2011-ka. la heystayaasha la sii daayay oo lagu wareejiyay Maamulka Galmudug ayaa u dhashay Dalka Sri Lanka iyadoo mudada intaa la eg […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeney Cunig ey Dhashay ku Qurxisay cambuurka Arooskeda, Sheeko Waalan

barmuudo.com Haweeney Cunig ey Dhashay ku Qurxisay cambuurka Arooskeda, Sheeko Waalan Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku xirtay cunig yar eey dhashay cambuurka arooskeeda marey aroosaneysay. Sheekadan oo ka dhacday magalo yar oo ku taal gobolka Tennessee. Dadka arkay sawirkan ayaa aad uga carooday, gabadha cambuurka lagu sharaxay ayaa jirta 1 bil oo qudha. […]

February 26th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Ma ogtahay Aktarka maadka badan ee Amadi ama Johnny Lever inuu qalin wareejin ka soo galay Bollywoodka

barmuudo.com Johnny Lever markaad maqashaan waxaa suuragal ah inuu noqdo magac kugu cusub laakiin waa nin Soomaalida ay u taqaan Amadi. Hadaba sheekadeyna maanta waxaa aynu ku eegeynaa qeyb kamid ah nolasha dahsoon ee Aktarkan. Johnny Lever waxaa uu wax ka baran jiray yaraantiisii machad lagu magacaabo Andhra oo ah iskuul sare oo waxaa uu […]

February 26th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Wadahadaladii Somaliya & S/land oo Barri ka Furmaya Turkiga

barmuudo.com Wada hadalo u dhexeeya Dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaaliland u dhexeeya ayaa maalinta Beri ah la filayaa inay dib uga furmaan Dalka Turkiga. Wafuud ka kala socda labada dhinac ayaa la sheegayaa inay kusii qulqulayaan Magaalada Istambuul kuwaasoo wada xaajoodka yeelan doona. Wadahadalka Beri bilaabmaya ayaa kamid ahaa qodobadii ka soobaxay Shirka Bishii December […]

February 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Safiirka China u qaabilsan Soomaaliya”SAWIRRO”

barmuudo.com Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Wei Hongtian oo ay ka wada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee labda dal,iskaashiga,fulinta barnaamijyo horumarineed iyo dhaqan-gelinta heshiisyo labada dowadood hore u kala saxiixdeen . Kulanka ayaa ahaa mid diiradda […]

February 25th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkii Af Soomaaliga ee Muqdisho ka socday oo Maanta la soo xiray

barmuudo.com Shirkaan looga hadlayay Dib u habeynta iso kor u qaadista Afka Soomaaliga Ee Maalmahaan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay Xiritaankiisa Xubno wasiiro ah oo ay ka mid yihiin wasiirka Wasaarada Warfaafinta hidaha iyo Dalxiiska Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Islaamka Dhaqanka iyo Awqaafta Janhuuriyada Jabuuti Iyadoo lagu soo bandhigay Madasha War […]

February 25th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented