Home » March 31st, 2015 Entries posted on “March, 2015”

Ma Doonaysaa In Mar Walba Ay Xaaskaagu Kaa Hor Biyo Baxdo Xiliga Galmada xalaasha? Farsamadaan Adeegso

Hadda waxaan sheegaynaa qaababka ugu fiican ee loogu tago dumarka xiliga galmada si ay u dareemaan raaxo macaan badan.Ma doonaaysaa in mar walbo xaaskaagu ay kaa hor biyo baxdo? oo ay aad kuu jeclaato Hadaba dhinacyadaan hoos ku xusan ka mar. Qaabka koobaad: ee galmada ee dumarku giriirka ka qaadaan waa midda bahalku uu xoog […]

March 31st, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya oo Tababar ugu soo idlaaday dalka Turkiga {SAWIRRO}

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay sanadkan tababaridda diblomaasiyiinteeda , taasoo qeyb ka ah sare u qaadida heerkooda aqoonta iyo tayeynta , waxaana maanta tababar loogu soo gaba-gabeeyay Magaalada Ankara ee Caasimadda Turkey illaa iyo 5 diblomaasi oo ka howlgala qaar ka mid ah Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay […]

March 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah+SAWIRRO

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qalab ka kooban Matoorro dab dhaliyayaal ah ku wareejiyey taliska ciidanka Boliiska Puntland, agab wareejinta oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa isla markaasna qalabkaas la wareegay taliyaha ciidanka Boliiska ee maamulka Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo Hub ka dhigista Puntland […]

March 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi Tiiraanyo leh+SAWIRRO duugta Marxuumka

Dhamaan Bahda shabakada wararka barmuudo.com iyo bulshada ku dhaqan degmada Howlwadaag waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Cusmaan Maxamuud Shuuriye (Cusman Bajiye) oo maanta ku geeriyooday degmada Howlwadaag. Dadkaann waxay Alle uga baryayaan marxuumka inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo sidoo kalana samir iyo iimaan rabi ka siiyo dhamaan ehalada. Ina lilaaahi […]

March 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Tababar Gedo loogu soo xirey ciidamo Dowlada ka tirsan

(BARMUUDO.COM):-Xarunta Gobolka Gedo ee Garbahaareey waxaa lagu soo afjaray tababar ciidan oo loo sameeyay boqolaal askari oo Dowlada ka tirsan. C/laahi Ismaaciil Isxaaq oo ka mid ah Saraakiisha Dowlada ee Gobolka Gedo ayaa ka hadlay waxaana uu sheegay in tababarku socday labo bilood islamarkaana la soo saaray ciidamo badan mudadaasi. “800 askari ayaa tababarka loo […]

March 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta Maxkamad la soo taagay mar kale

(BARMUUDO.COM):-Iyadoo dhawaan damiin lagu sii daayay Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo ka tirsan raadiyaha Shabeelle ayaa maanta la soo taagay Maxkamada Gobolka Banaadir halkaasoo laga soo jeediyay dhamaan eedeymaha loo heysto. Wariyaha iyo 9 ruux kale oo danbiyo kala duwan loo heysto ayay maanta maxkamadu dhageystay iyadoo buuq badana uu ka dhashay dacwada loo heystay […]

March 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xooggaga Al-shabaab oo digniin u direy Milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho

(BARMUUDO.COM):-Wakiilka Alshabaab ee Magaalada Muqdisho Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa dhanbaal digniin ah hawada u mariyay dhamaan Milkiilayaasha Hoteelada Magaalada Muqdisho. Sarkaalkaan wuxuu uga digay milkiilayaasha Hoteelada inay soo dhaweystaan oo Hoteeladooda ka kireyaan mas’uuuliyiin ka tirsan Dowlada ama ajaanibta la shaqeysa Dowlada. “Milkiilayaasha Hoteelada waxaan leenahay iska ilaaliya inaad Hoteeladiina ka kireysaan dadka Dowlada […]

March 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland oo beenisay inay raali gelin u direen Siilaanyo

(BARMUUDO.COM):-Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay war ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo kaasoo sheegay shalay inuu warqad raali gelin ah ka helay Madaxweynaha Puntland C/weli gaas. Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa warbaahinta u sheegay inaaney waxba ka jirin warka ka soo baxay Madaxweynaha Somaliland islamarkaana aanu jirin wax xiriir ah oo […]

March 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Taageerada Wadamada khaliijka taag ma loo hayaa!!!

Waxaa la yiri hadda ka hor ayaa nin faruuran waxaa uu ka safray dhulkii uu ku noolaan jiray ayadoo aysan jirin sabab keentay inuu magaaladiisa isaga hayaamo uuna megaalo kale aado, faruureey wuxuu tagay magaalada Barbara xilli kadib ayaa magaaladaas waxaa ku arkay nin ay isku magaalo ahaayeen oo waydiiyay “faruureey maxaa Barbara ku keenay”? […]

March 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaare Cumar oo ka qeybgalay Salaadda Janaazada Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Bari Bari+SAWIRRO

Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safirkiikii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo 27 ka bishan ku geeriyooday weererkii ka dhacay Hoteelka Maka Al-mukarama ayaa maanta Meydkiisa loo duuliyay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal halkaas oo lagu aasi doono saacadaha soo socoda sida uu qorshuhu yahay. Inta […]

March 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented