| | 12 views

DAAWO: Rikooradii ugu muhiimsanaa kulamadii todobadkan ka dhacay Primer League

Kulamadii 29 aad ee Primer League ayaa la ciyaaray waxaana kasoo baxay rikooro muhiim ah,

Halkaan ka dawo rikooradii ugu muhiimsanaa kulamadi ugu dambeeyay ee dhacay.

> Mata aya dhaliyay 7 gool 9 kisii isku day ee ugu dambeeyay Premier League uu ka sameeyay xagagan.

> Joey Barton ayaa dhamestay kulan katirsan Pl isagoon qaadan calamada digniinta ah waana markii ugu horeysay tan iyo December 20 oo uu kadib ciyaaray sagaal kulan oo xiriir ah,

> QPR ayaa laga badiyay shan kulan oo isku xigta Premier League ee xilli ciyaareedkan waana markii ugu horeysay

> Loic Remy ayaa haatan dhaliyay afar gool afar kulan oo uu Premier League ku wajahay Hull.

> Evertonayaailaashatay afar kulankaliyashabaqa 20kiikulan ee ugu danbeyayPremierLeague

> Hull ayaa 14 darbo ku heshay goolka Chelsea qeybtii hore waana In ka badan intii ay sameysay 90 daqiiqo oo ay saddex jeer xilli ciyaareedkan. Ciyaartay Hull.

> Goolka labaad ee Hull ayaa yimid 74 ilbiriqsi kadib markii ay dhalisay goolka hore kulankii Chelsea.

> DiegoCostaayaa haatan dhaliyay20gool tartamada oo dhanxilli ciyaareedkan

> Eden Hazard ayaa dhaliyay gool midkasta oo kamid ah seddexdii kulan ee ugu danbeyay Premier League e uu wajahay Hull City.

> Labadii guuldarro ugu danbeyay Liverpool kasoo gaarta Premier League ayaa kaga imaanayay kooxda Manchester United

> Man Utd ayaa horyaalka labo gool kaga dhalisay Liverpool waana markii labaad todobo xilli ciyaareed ee ugu dambeysay.

> Goolka Sturridge ayaa ahaa shuutkii ugu horeeyay ee on target ahaa oo ay Liverpool ka sameysay ciyarata,

> Labada ciyaaryahan ee kaliya ee iyagoo badal kusoo galay laga saaray PL ee xilli ciyaareedkan ayaa ah ciyaartoyda Liverpool (Borini vs Arsenal, Gerrard vs Man Utd).

> Kaliya todobo ciyaaryahan ayaa taariikhda PL ka casaan qadasho badan Steven Gerrard Primer League isagoo qaatay kisii (6).

> Liverpool ayaa haatan kaarkii 50 ee casaan ah ka qadatay Premier League

> sagaal gool ee ugu danbeyay ee Premier League laga dhaliyo waxay kuyimideen Anfield

mata

Short URL: http://barmuudo.com/?p=10495

Posted by on Mar 23 2015. Filed under Gargaarka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented