| | 2 views

DAAWO: Taagere Liverpool ah oo shalay ka bad badiyay roose Balotelli

Inta lagu guda jiray marxaladii xumeyd ee carada badneyd oo ay Manchester United kaga badiyeen Liverpool, Mario Balotelli ayaa ku dhawaaday inuu gacan u qaado daafaca Manchester United Chris Smalling ka dib markii labada ciyaaryahan ay ku loolameen kubadda..

weeraryahanka Talyaaniga ayaa inuu gacan qaad sameyo waxaa u didiay taagerayaasha Liverpool oo gacmaha si gadaale ugu qabtay xili uu qabay ciyarayahanka jaale,

Taageerayaasha Liverpool ayaa isku dayay inay dajiyaan weeraryahanka iyagoo ka baqdin qabay in si deg deg ah kooxda looga saaro,

Balotelli ayaa garoonka banankiisa ku dhcay markii Chris Smalling uu si xog leh kubadda ugu saaray ,lakiin falkii uu ku qadi lahaa Chris Smalling ayaa waxaa ka hor tagay taagerayaal katirsan Liverpool oo gacmaha xididgan si gadaale u qabta

Short URL: http://barmuudo.com/?p=10499

Posted by on Mar 23 2015. Filed under VIDEO. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented