| | 58 views

Tacsi Tiiraanyo leh+SAWIRRO duugta Marxuumka

tacsi-7

Dhamaan Bahda shabakada wararka barmuudo.com iyo bulshada ku dhaqan degmada Howlwadaag waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Cusmaan Maxamuud Shuuriye (Cusman Bajiye) oo maanta ku geeriyooday degmada Howlwadaag.

Dadkaann waxay Alle uga baryayaan marxuumka inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo sidoo kalana samir iyo iimaan rabi ka siiyo dhamaan ehalada.

Ina lilaaahi waa Inaa Ileeehi Raajicuun

Qaar ka mid ah magacyada  dadka tacsida diraya  :

Xaaji Cismaan Maxamuud Shuriye Bahdoon (Cusmaan Bajiye) dhamaan Ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo qoyskiisa Haba uugu Horeeyee
Ceydiid Maxamuud Shuriye Bahdoon
Calisiciid Maxamuud Shuriye Bahdoon
C.qani Maxamuud Shuriye Bahdoon
Yusur Maxamuud Shuriye Bahdoon
Ruqiyo Maxamuud Shuriye Bahdoon
iyo Xaaskiisii
Seynab Calaf
iyo Caruurtiisa
Allow Naxariistii Jano kawaraabi Qabrigii

Sidoo kale waxaa tacsi diraya

cwali xasan tarabatoni madaxa shabakada barmuudo.com shaqaalaha wabsedka darbo ismacil xaji cabdalla jaabir cali sheekh ulow cisman taneti yasin garedi abuukar bariire qaxwo ismaciil dheere maxamed gaab axmed jiif salban bidaar xasan ciife imaan werow jajumow cabdi dacyey wale shire mati cabdirashiid jareste cabduqadir leyte cabdalla claahi biiteye jabril maxamud sheekh dhamaan asxbta manta ka qeyb gashay duuqta

DAAWO SAWIRADA AASKA ISLA MAANTA LOO SAMEEYAY MARXUUMKA

1 2 3 4 5

Short URL: http://barmuudo.com/?p=10706

Posted by on Mar 30 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented