Home » March 29th, 2015 Entries posted on “March, 2015”

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo xariga jaray Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan+SAWIRRO

Munaasabadan oo uu maamulka gobolka Banaadir uu xariga kaga jarayay Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka degmada Kaaraan waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, dadweyne aad u fara badan ee ka kala yimid Waaxyaha ay ka koobantahay degmada Kaaraan,qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan […]

March 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid “Waxaan halkaan ka sheegayaa sida aan ula murugey-sanahay qoysaska dadkoodu ku dhinteen”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C.rashiid Cali Sharma’arke ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow ku qabtay xafiiskiisa waxaa uu kaga warbixiyay weerarkii shalay gelinkii dambe Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Maka Al-Mukarama iyo khasaaraha ka dhashay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid waxuushnimo ah oo lagu dilay 14 qof oo toban ka mid […]

March 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

20-saac kadib muxuu yiri wasiirka Warfaafinta Soomaaliya (SHIRJARAA’ID)

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ugu dhawaaqday in la soo afjaray howl galkii Hotelka Maka Al-Mukarama, kadib markii gelinkii dambe Al-Shabaab ay weerar ku qaaday, rag hubeysana ay gudaha u galeen Hotelka, kuwaasoo muddo ka badan 15-saacadood heystay. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in weerarkaas ay ku dhinteen 14 ruux oo […]

March 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Alshabaab oo war kasoo saaray weerarkii Hotelka Maka Al-Mukarama (FAAHFAAHIN)

Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadashay weerarkii shalay gelinkii dambe ay ku qaaday mid ka mid ah hotelada ugu caansan Muqdisho ee Maka Al-Mukarama, kaasoo ahaa mid saacado badan qaatay. Afhayeenka guud Al-Shabaab Cali Dheere ayaa bayaan ku qornaa afka Ingiriiska uu soo saaray waxaa uu kaga hadlay weerarkaas oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid […]

March 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg:-Qarax goordhaw ka dhacay hotel maka al mukarama iyo rasaas ka dhaceysa hotelka

Sida ay inoo sheegayaan goob joogayaal ku sugan agagaarka hotel maka al mukarama ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in qarax uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu qarxiyay dhabarka danbe ee hotelka maka al mukarama. Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in qaraxa kadib halkaasi ay ka […]

March 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaalida ku dhibaateysan Yemen oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya

  Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka e xukuumadda Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in dadka Soomaaliyeed oo ku nool wadanka Yeman dib dalka loogu soo celiyo maadaama dalkaasi ay dagaalo cusub ka bilowdeen si loo bedbaadiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku sugan. Wasiir […]

March 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inaanay suura gal ahayn doorasho Qof iyo Cod ah ka dhacdo Soomaaliya

Wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Odawaa oo la hadlay warbaahinta Dowlada ayaa ka hadlay suurta galnimada in doorasho Qof iyo Cod ay ka dhacdo Soomaaliya sanadka 2016-ka,wuxuuna sheegay Wasiirka in arintaasi aysan suurta gal ahayn laakiin ay dhici karto in doorasho madaxtinimo oo sidii hore ku imaato. Sidoo kale,wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa […]

March 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku sii sagootiyeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada gobale ee dowladda. M.weynaha Soomaaliya iyo Wafidigiisa Ayaa Magaalada Sharma El sheekh ee dalka Masar kaga qeyb geli doono shirka Jaamacadda Carabta oo looga […]

March 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo soo gabababeeyay booqashadii Dhuusamareeb

barmuudo.com Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku teget magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Madaxweynaha intii uu joogey Dhuusamareeb waxaaa uu kulamo goono gooni ah la yeeshey, salaadiin iyo ergooyin kale oo ka socda beelaha gobollada dhexe, Waxayna isla qireen baahida loo qabo […]

March 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha wasiirada oo ka shiray xoojinta amniga dalka iyo arrimo kale

barmuudo.com Shirka Golaha wasiirrada ee  Todobaadlaha ah, waxayaabaha diiradda lagu saaray waxaa ka mid ah arrimaha Ammaanka, dardargelinta Sharuucda muhiimdka u ah Hiigsiga Soomaaliya xoojinta dhismaha ciidammada Qaranka iyo Arrimo  kale. Shirka Golaha wasiirrada ayaa warbixinnada ammaanka dalka looga dhageystay wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, kuwaas oo soo  gudbiyey howlgallada dalka ka socda iyo qorshaha […]

March 26th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented