Home » April 24th, 2015 Entries posted on “April, 2015”

barmuudo.com

barmuudo,com taratan 4koxood galbta ka dhacay garoonka hwadag waxane wada ciyaray wabari vs xamr jajab waxane 4 3 gusha ku racday degmada xamr jajab ciyarkale oo xiiso badan aya waxay dhaxmartey degmada hwadag iyo wardhigley 74 gusha ku racday wardhiigley tartanka aya aha mid ad uxiso badan waxa ka so qayb galy tagereyal farabadan kala […]

April 24th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Madaxwaynaha Kenya oo Kulan Sagootin Ah U sameeyay Danjire Maxamed Cali Americo “Sawirro

barmu Danjirihii hore ee dowladda Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Amb Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kulankan oo ahaa kulan sagootin ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Amb Amina Maxamed Jibriil iyo mas’uuliyiin kale oo tirsan dawlada Kenya . Kulankani […]

April 23rd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com

tartanka degmooyinka gobalka banadir aya habsami uga socdo garoonka hwadag tartanka ayaa tagerysha 4kooxood aad usoo buxdhaafiyey garoonka ciyarta hore waxay dhax martay kaxda vs dayniile waxane 6gol gusha ku racday degmada kaxda halka daynile ay kensatey 3gool ciyaarta labaad waxay dhaxmartey degmada shangani iyodharkeley waxane 4gol gusha ku racday dharkeley shangani 2gool tartanka aya […]

April 22nd, 2015 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

barmuudo.comMadaxweyne Xasan “Ururka Daacish waa dambiilayaal ka soo horjeeda ilbaxnimada”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii Ururka Daacish ee dalka Libiya ku dileen in ka badan 20 qof oo Masiixiyiin ah oo u dhashey Ethiopia bishan April 19-keeda. “Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falkan waxashnimada ah, Falkan ay ku kacdey kooxdan argagixisada ah waa dembi weyn oo bahalnimo ah. […]

April 22nd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.comCali Dheere “Qaramada Midoobey inta ay Soomaaliya joogaan kuma nabad galayaan”

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo ka hadlayay weerarkii Isniintii lagu qaaday gaari ay la socdeen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey oo ku sugnaa Garowe ayaa sheegay in Qaramada Midoobey aysan meelna ku bad baadin doonin. Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobey ay hormuud ka tahay duulaanka lagu soo qaaday Soomaaliya, isla markaana aysan marna […]

April 22nd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.comQaramada Midoobay oo xaqiijisay 800 Tahriibayaal ah oo geeriyooday

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay Laanteeda Qaxootiga ayaa lagu shaaciyay in illaa 800 oo ruux oo ay ka mid yihiin Soomaali in ay dhinteen kadib dooni indhawaanahaan baadi goob loogu jiray oo degtay. Doonidaan oo degtay Axaddii aan ka soo gudubnay ayaa kaliya dadkii la socday la soo badbaadiyay illaa 28 qof iyadoo Boqolaal […]

April 22nd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.comMidowga Europe oo darsaya siduu ka yeelayo Qulqulka Tahriibayaasha

Ururka midowga Yurub ayaa darsaya dadka Noloshooda halista u soo galiya in ay ku soo safraan Biyaha qatarta ah ee u dhexeeya Libya iyo Italy sida ay u wajahayaan. Midowga Yurub ayaa ku talo bixiyay in fatqaladaha Libya oo la xalliyo ay ka mid tahay arrimaha Muhiimka ah ee wax ka qaban kara qulqulka Tahriibayaasha. […]

April 22nd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.comKoonfur Afrika oo Millitari adeegsanaysa

Millitariga Koonfur Afrika ayaa la hawlgalinayaa si loo soo Afjaro, dagaaladda baahsan ee ka dhanka ah ajaaniibta, sidaasi waxaa sheegtay wasiirka difaaca Nosiviwe Mapisa-Nqakula. Waxa ay sheegtay in ciidammadaasi la dhigi doono magaalada Johannesburg, iyo meelaha ay rabshadaha ugu badan ka dhacaan ee gobolka KwaZulu-Nata. Waxa ay noqondoontaa ciidammadii ugu horeeyay ee la hawlgaliyo tan […]

April 21st, 2015 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

barmuudo.comBooliska Talyaaniga oo xabsi u taxaabay naaquudiyihii doon ku degtay badda Mediterraneanka (Sawiro)

Booliska dalka Talyaaniga ayaa xabsiga u taxaabay naaquudiyihii doon ku degtay badda Mediterraneanka ayna ku dhinteen boqolaal ruux iyadoo loo haysto inuu mas’uul ka yahay dhimashada boqolaal ruux. Maxamed Cali Malek oo ah 27 jir u dhashay dalka Tunisia ayaa la qabtay kadib markii uu soo gaaray jasiirada Sicily xalay 24 saac kadib markii ay […]

April 21st, 2015 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

barmuudo.comC/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan Maamulka Gobolada Dhexe (Sawirro)

Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, kadib munaasabaday ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, siyaasiyiin, mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Munaasabada oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay […]

April 21st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented