| | 23 views

Hogaamiyaha Zulu oo ku baaqay Nabad Daawo qudbadii uu dadka ku kiciyey iyo tii Manta

hoggaamiye dhaqameedka Zulu  ayaa ka codsaday cawaanta uu xukumo  joojinta rabshadaha ka dhanka ah dadka ajnabiga ah ee dagay South Africa kuwaas oo bartilaameed ahaa tan iyo dhamaadkii March.

Zwelithini ayaa maanta galinkii danbe ku la hadlay garoonka  Moses Mabhida stadium ee magaalada Durban, ilaa 6’000 oo cawaanta uu xukumo ah waxa uuna beenyey inuu qayb ka ahaa bilowga rabshadahan dad badan lagu laayey.

hogaamiyaha oo albaabada u furay in kooxaha xuquuqul iinsaanka ay baadhitaan ku sameyaan inuu wax lug ah ku lahaa bilowga cunsuriyada ku faaftan meelo badan oo south afrika ah ayaa u muuqda mid aan dunida la haysan oo ku jira wakhtigii  jaahiligii mana oga in waxii shalay uu lahaa uu duubanyahay madama hadadaldiisu dhowr jeer iska hor imaanayaan.

Hadaladiisii uu cunsuriyada ku kicinayeey ayuu hogaamiye  Zulu ku sheegay in dadka ajnabiga ah aan looga baahnayn south afria isla markaana Baca ka qaataan guud ahaan koonfur afrika hoos ka daawo qud badiisii manta uu nabada ku baaqayey.IMAGE_LIVE_KING_GOODWILL_ZWELITHINI_180415 download

Short URL: http://barmuudo.com/?p=11517

Posted by on Apr 21 2015. Filed under VIDEO, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented