| | 29 views

barmuudo.com

tartanka degmooyinka gobalka banadir aya habsami uga socdo garoonka hwadag tartanka ayaa tagerysha 4kooxood aad usoo buxdhaafiyey garoonka ciyarta hore waxay dhax martay kaxda vs dayniile waxane 6gol gusha ku racday degmada kaxda halka daynile ay kensatey 3gool ciyaarta labaad waxay dhaxmartey degmada shangani iyodharkeley waxane 4gol gusha ku racday dharkeley shangani 2gool tartanka aya so qaban qabiyey gudiga dhalinyarada gobalka banaair waxane gob jog ka ahaa gudomiyaha degmada hwadag axmednuur cabdi siyaad iyo gudomiyha dhalinyarda degmada hwadaag maxamed xasan axmed maxad gaab iyo madaxa shabaka barmuudo cwali xasan tarabatooni tartanka aya lagu bixndonaa abalmarin qali ah wixi kuso kordho kala soco shabkada 89

Short URL: http://barmuudo.com/?p=11563

Posted by on Apr 22 2015. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented