| | 3 views

barmuudo.comMidowga Europe oo darsaya siduu ka yeelayo Qulqulka Tahriibayaasha

Ururka midowga Yurub ayaa darsaya dadka Noloshooda halista u soo galiya in ay ku soo safraan Biyaha qatarta ah ee u dhexeeya Libya iyo Italy sida ay u wajahayaan.

Midowga Yurub ayaa ku talo bixiyay in fatqaladaha Libya oo la xalliyo ay ka mid tahay arrimaha Muhiimka ah ee wax ka qaban kara qulqulka Tahriibayaasha.

Sidoo kale Ururka ayaa ka baaraan dagaya in awood Milatari la helo walow la sheegay in taas iyana ay ku hor gudbantahay Maraakiibta dagaal badi in ay jiraan Xeebaha Soomaaliya halkaas oo Burcadbadeeda ay kula diriraan.

War dhawaan Midowga Europe uu soo saaray ayaa looga hadlay in la sii kordhiyo dadaalada lagula soconayo dadka soo badbaaday ee Halkaas Tahriibka ku soo galay , si faro looga qaado Noloshoodana loo ogaado.tahriibayal-300x2251-150x150

Short URL: http://barmuudo.com/?p=11549

Posted by on Apr 22 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented