Home » April 21st, 2015 Entries posted on “April, 2015”

barmuudo.comMuqdisho: Qarax xoogan oo ka dhacay ka soo horjeedka Hoteel Centeral

War iminka na soo gaaray ayaa tilmaamay in qarax xoogan uu ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo ku taalla ka soo horjeedka Hoteel Centeral ee Magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho ayaa laga arkayaa uurada xoogan ee uu bixiyay qaraxaas oo cirka isku shareeray waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray gawaarida gurmadka deg dega ah iyo […]

April 21st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaamiyaha Zulu oo ku baaqay Nabad Daawo qudbadii uu dadka ku kiciyey iyo tii Manta

hoggaamiye dhaqameedka Zulu  ayaa ka codsaday cawaanta uu xukumo  joojinta rabshadaha ka dhanka ah dadka ajnabiga ah ee dagay South Africa kuwaas oo bartilaameed ahaa tan iyo dhamaadkii March. Zwelithini ayaa maanta galinkii danbe ku la hadlay garoonka  Moses Mabhida stadium ee magaalada Durban, ilaa 6’000 oo cawaanta uu xukumo ah waxa uuna beenyey inuu qayb ka […]

April 21st, 2015 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Kenya (Sawirro)

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta la kulmay magaalada Nairobi Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya William Ruto, iyadoo kulanka labada mas’uul  ayaa  ahaa mid albaabada u xirnaa. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya C/salaan Cumar Hadliye iyo Amb, Aamino Maxamed, xildhibaano ka […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Warar dheraad ah oo ka sobaxaya qaraxii kadhacaya magalada garowe.{sawiro}

      Wararka  soo baxaya werarkii  saakay lagu qaday  Shaqaalaha UN-kaayaa waxa ay sheegayaa in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah uu ka dambeeyay ruux gaariga wax ka saarnaa.Inta la xaqiijiyay 7-qof ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 10-qof oo kale , waxaana afar kamid ah dadka dhintay la sheegay in ay […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Muuqaal “Qaar ka mid ah Meydadka Soomaalida lagu gubay dalka South Africa oo la soo bandhigay !!

Waxaa markii ugu horeeysay la soo bandhigay Meydadka qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka South Africa oo jir dil badan ka dib Meydadkooda la gubay ama dab la qabadsiiyay waxaana iminka aqoonsaday qaar ka mid ah qaraabadooda Dalka South Africa oo maalmahaan dambe aad u sii xumaaday ayaa waxaa lagu ugaarsadaa dadka Ajaanibta […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ganacsade Soomaaliyeed oo daboolka ka qaaday in K/Africa ay tahay Naarta Adduunka (Warbixin)

Inkastoo Soomaalida ku nool dalka Koonfur Africa, ay walaac xoogan ka muujinayaan Xaalada ka taagan dalkaasi, ayaa waxaa dhibaatada warbaahinta uga warbixyay Ganacsade Bashiir Mohamoud oo ka mid ah Ganacsatadda Soomaalida. Ganacsade Bashiir Mohamoud ayaa hadalkaasi sheegay, kadib markii uu naftiisa kala soo baxsaday Burcad Koonfur Afrikaan ah oo bililiqeysatay goobtiisa ganacsi oo ku taalla […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

  barmuudo.com Ciyaar oo aad u xiiso badan oo ka socda degmad holw.wadaag.sawiro

barmuudo.com Ciyaar oo aad u xiiso badan oo ka socda degmad holw.wadaag  ayaa  galbta ka dhacay waxaan wada kulmay afar degmo oo kala ah” 1.degmada yaaqshhid  2. degmada hodan 3.  degmada c/ziis iyo 4. degmada boondhere .  ciyaartii hore ayaa  waxaa wada ciyaaray degmada yaaqshid iyo degmada hodan  degmada yaaqshiid ayaa waxa ay la timid 3gool  degmada […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan Shuuriye” xulista barlamanka jubaland siwanaagsan eyey u dhacday”

Xildhibaan Maxamed ismaaciil Shuuriye oo  kamid ah  mudanayasha barlamanka dalka  aya manta  shir jariid uu ku qabtay magalada muqdisho waxaa una ku balabay sidan ”    bismilaahi raxmaani raxiim manta ay taariiqdu tahay 20/4/2015  waxaan ka soo noqday magalada kismaayo  halkaasi oo aan mudo ku maqnaa ayaa waxaa   ka socday xulista barlamanka jubaland waxaan nasiib uyee shay in aan […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Nicholas Kay” Waan ka xumahay weerarkii lagu qaday Shaqaalaha Qaramada Midoobey oo ku sugnaa magaalada Garowe.”

    Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Mudoobey u qaabilsan Soomaaliya Nichilas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday gaari ay saarnaayeen Shaqaalaha Qaramada Midoobey oo ku sugnaa magaalada Garowe. Weerarkan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay ilaa lix ruux oo afar ka mid ah ay ajaaniib ahaayeen. Nicholas ayaa qoraal […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Shaqaalaha UN-ka ee Garowe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha Qaramada Midooday ee Xafiiska magaalada Garowe. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in weerarka lagu qaaday Qaramada Midoobey uu yahay mid lagu qaaday dadka iyo dalka Soomaaliya, gaar ahaanna ubadka Soomaaliyeed maaddaama shaqaalaha la weeraray uu […]

April 20th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented