Home » May 31st, 2015 Entries posted on “May, 2015”

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Ka Furay Cadaado Wajigii Labaad Ee Shirka Maamul U Samaynta Gobolada Dhexe +Sawiiro

Cadaado, 31, May, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa maanta gaaray degmada Cadaado, halkaas oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe, Ra’iisul Wasaaraha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayo […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Liyuu Boolis Oo Dad Shacab Ah Maanta Ku Laayay Degaano Hoostaga Galgaduud

Wararka laga helayo Degaano ku yaala Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya oo Maalinkii 7-aad uu ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Dad Shacab ah ayaa maanta halkaa dib uga qarxay. Dagaalka Maanta ayaa geeystay Khasaaro Dhimasho iy Dhaawc ah oo Soo gaaray Dad Shacab ah. C/kariin […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ahlusunna Oo Fasaxday Idaacad Ku Taala Magaalada Gurceel

Maamulka Ahlusunna ee Degmada Guriceel ayaa dib ugu fasaxay  Idaacada Radio Galgaduud oo ay Horay u Xireen. Arintani ayaa ka danbeysay kadib wadahaadal muddo 13 maalin oo Idaacadu xirneed ay lahaayeen Maamulka Ahlu-sunna iyo Masuuliyiinta Radio Galgaduud si xal looga gaaro arinta xiritaanka Idaacada. Masuuliyiinta Ahlu-sunna iyo Maamulka Radio Galgaduud ayaa sheegay in tanaasul labada […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah:R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado

Ra’isal wasaaraha Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhow gaarey magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Halkaas uu ka soconayo Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Ra’isal wasaaraha iyo wafdiga uu horkacayo waxaa Airport ka magaalada Cadaado kusoo dhaweeyey Madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb, Musharixiinta Maamulka Mudug iyo […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Falnqeynta Kulan Ka Galabta Ee Somali Fruit VS Horseed

Kulan kala bax ah ayaa lagu wadaa galabta in garoonka Banaadir ama Koonis ay isku arkaan kooxaha Horseed iyo Somali Fruit. Ogeysiiska Ciyaarta:- Tartanka: Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya 2014-2015 Taariikhda: 31-05-2015 Maalinta: Axad Kooxaha: Somali Fruit vs Horseed Saacadda: 3:45 PM Garoonka: Banaadir Stadium Xaqiiqooyinka kulanka:- >- Labadani kooxood ayaa ka cararaya  in ay […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Manchester United Oo Soo Damac Galisay James Milner

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in aay ku soo darsatay liiska ciyaaryahananada ay dooneyso laacibka kooxda Manchester City James Milner sida saakay aay shaaciyeen warbaahinta England . Xog weynah England ayaa uu sii dhamanayaa hishiiska uu kula joogo garoonka Etihad Stadium , waxaana si weyn loola xiriirinayaa kooxda Liverpool in si xur ah uu […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

PSG Oo Ku Guulaysatay Kooba Dalka Faransiiska+Sawirro

Kooxda Paris  Saint Germain ayaa xalay ku guulaysatay koobka  dalka faransiiska   kadiob markii ay 1-0 uga adkaatay kooxda Auxerre. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Stade De France waxaa qaybta hore lagu kala nastay  0-0 iaydo fursad gool ku dhalin kartay Paris uu ka qasaariyay Thiago Motta ooqadka dhexe uga ciyaara. Marki laysku soo laabtay ayay […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Arsene Wenger Oo Guushii FA Cup Kadib Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Arsenal, Muxuu Yiri?

Tababaraha kooxda Arsenal ayaa sifarxad badan uga hadlay guushii kooxdiisu ay gaartay markii ay hanatay koobka  FA Cup ka  ciyaar xiiso badaneyd oo xalay ay kula ciyaareen kooxda Astonvilla garoonka webley iyagoo ku adkaaday 4-0. Arsene Wenger ayaa  guushiisii ka dib sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu kooxda u horseeday hanashada tartankaan, waxaana uu […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Bayern Munich Oo War Ka Soo Saari Doonta Damaceeda Raheem Sterling Isbuucaan

Bayern ayaa sameyn doonta damaceedii ugu dambeeyey koox ahaan iyadoo suuqa dalka ingiriiska ka daawaneesa da’yarka kooxda Liverpool Sterling ,  waxaana qorshaha kooxda munich qeyb ka ah in Liverpool lagu wareejiyo Franck Ribéry ( 32 ) iyo  Arjen Robben ( 31 ) mid kood si  20 jirka ingiriiska loo helo. Wakiilo ka socda labada naadi […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Juventus Oo Dhaqaaqday Saxiixa Mid Kamida Gool Dhaliyaasha Manchester United

Kooxda horyaalka talyaaniga ee Serie A ku guuleesatay Juventus a laga soo ogaanayaa inay iiseeneeso wilka gool dhaliyaha Manchester United  Robin van Persie  xagagan, sida saaka ay daabaceen jaraa’idka kasoo  Baxa talyaaniga. Wiilka heerka caalami ee dalka The Dutch ayaa shabaqa ku shubay 10 goal  ciyaarihiisii xagaagan koxda, waxaana hoos u dhigay dhaawacyo 12 bil […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented