| | 5 views

Ciidamada Liyuu Boolis Oo Dad Shacab Ah Maanta Ku Laayay Degaano Hoostaga Galgaduud

Wararka laga helayo Degaano ku yaala Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya oo Maalinkii 7-aad uu ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Dad Shacab ah ayaa maanta halkaa dib uga qarxay.

Dagaalka Maanta ayaa geeystay Khasaaro Dhimasho iy Dhaawc ah oo Soo gaaray Dad Shacab ah.

C/kariin Maxamed  Axmed oo ah Madax Samafalka Degaanka gali jir ayaa Warbaahin u sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Gubeen Guryo aad u badan oo ay lahaayeen Dad Shacab ah.

Dagaalada ka soconaya Degaanada Hoostaga Gobolka Galgaduud kuna Yaala Xadka Gobolkaasi uu la wadaago Itoobiya.

Maamulka Gobolka Galgaduud iyo Waxgarad ka soo jeeda Degaanada lagu dagaalamay ayaa ku baaqay in Dagaalkaasi ay joojiyaan Ciidamada Maamulka Soomaalida Itoobiya,inkasoo Maalinkii Todobaad u soconayo.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=12288

Posted by on May 31 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented