| | 0 views

Juventus Oo Dhaqaaqday Saxiixa Mid Kamida Gool Dhaliyaasha Manchester United

Kooxda horyaalka talyaaniga ee Serie A ku guuleesatay Juventus a laga soo ogaanayaa inay iiseeneeso wilka gool dhaliyaha Manchester United  Robin van Persie  xagagan, sida saaka ay daabaceen jaraa’idka kasoo  Baxa talyaaniga.

Wiilka heerka caalami ee dalka The Dutch ayaa shabaqa ku shubay 10 goal  ciyaarihiisii xagaagan koxda, waxaana hoos u dhigay dhaawacyo 12 bil ee ugu dambeesay oo uu kasoo muuqday garoonka  Old Trafford  qandaraaskiisana waxaana ka haray hal sanadood.

The Daily Mail oo kasoo baxda dalka ingiriiska ayaa daabacday United ka ay iska fasixi doonto gool dhaliyihii hore kooxda Arsenal , waxaana hadda uu dookha koowaad u yahay Juventus waxaana macquul ah inuu xiddigaan ka ciyaaro horyaalka Talyaaniga.

Van Persie ayaa noqon doona 32 sano jir xagaaga soo aadan.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=12254

Posted by on May 31 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented